Safari Online market

Safari Online market

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safari Online market, Mogadishu.

17/10/2025

๐ŸŒ™โœจ ๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐ŸŒ™
Alxamdulillaah, maanta waa Jimco โ€“ maalin kheyr iyo barako leh.
Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcadan ka faaโ€™iideysta ducada, salaadda, akhriska Qurโ€™aanka iyo xasuusta Rabbiga.
Ilaahay ha inaga aqbalo camalkayaga, ha inoo sahlo kheyrka, sharka iyo balaayadana ha naga fogeeyo.
๐Ÿคฒ Jumca Mubarak dhammaan asxaabta iyo qoyska โค๏ธ


Safari Online market

03/10/2025

๐ŸŒ™โœจ ๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐ŸŒ™
Alxamdulillaah, maanta waa Jimco โ€“ maalin kheyr iyo barako leh.
Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcadan ka faaโ€™iideysta ducada, salaadda, akhriska Qurโ€™aanka iyo xasuusta Rabbiga.
Ilaahay ha inaga aqbalo camalkayaga, ha inoo sahlo kheyrka, sharka iyo balaayadana ha naga fogeeyo.
๐Ÿคฒ Jumca Mubarak dhammaan asxaabta iyo qoyska โค๏ธ


Safari Online market

30/09/2025

Kursiga Carruurta ee Adag & Midabo Leh (Stackable Kids Plastic Chair)

๐ŸŸฉ Faaโ€™iidooyinka uu Carruurta u leeyahay:

โœ… waa kursi Adag oo Cimri Dheer โ€“ leh
โœ… Cabbir Ku Habboon Carruurta โ€“ 12 inch seat, ku habboon caruurta yaryar ee toddobaadka iyo ka weyn.
โœ… Raaxo iyo Ammaan โ€“ Kursigu waa mid fidsan oo xasiloon si uu ilmaha ugu raaxeeyo waqtiga waxbarashada iyo ciyaarta.
โœ… Midabo Qurux Leh
๐Ÿ“ž Dalbo hadda: [wa.me/252611340505]
Safari Online market โ€“ Hal meel, ka hel dhammaan adeegyada aad rabto.

29/09/2025

๐—•๐—ฎ๐—ฏ๐˜† ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐˜๐˜† ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—ฝ (๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ณ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ)
๐ŸŸฉ ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ:
โœ… Badbaado iyo ilaalin madax โ€“ Waxay ka ilaalisaa ilmaha dhaawac marka uu socod baranayo ama ciyaarayo.
โœ… Ka hortag dhicista dhaawacyada yaryar โ€“ .
โœ… Qalab jilicsan oo raaxo leh โ€“
โœ… Culays fudud โ€“ Aad bay u fududahay si aanay ilmaha uga cuslayn.
๐Ÿ“ž Dalbo hadda: [wa.me/611340505]
Safari Online market โ€“ Hal meel, ka hel dhammaan adeegyada aad rabto.

29/09/2025

Ku soo dhawoow Safari Online market โ€“ Waxaan idiin haynaa Bluetooth 5.3 Stereo ๐–๐ข๐ซ๐ž๐ฅ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐„๐š๐ซ๐›๐ฎ๐ ๐ฌoo tayo sare leh:
โœ… Tiknoolajiyada Bluetooth 5.3 โ€“ xiriir degdeg ah oo xasilloon
โœ… Case Digital ah oo muujinaya batteriga labada dhagood (L & R)
โœ… Cod nadiif ah iyo bass xooggan oo ku raaxeeya muusigga iyo wicitaanka
โœ… Maqal cad marka aad wacayso ama aad gaming ku jirto
โœ… Cimri dheer: batteriga ayaa ku filan dhowr saacadood
โœ… Ku habboon iPhone, Android iyo dhammaan qalabka Bluetooth-ka ah

๐Ÿ“ž Dalbo hadda: [wa.me/611340505]

Safari Online market โ€“ Hal meel, ka hel dhammaan adeegyada aad rabto.

29/09/2025

๐Ÿ‘๐Ÿ”๐ŸŽยฐ ๐’๐ฉ๐ข๐ง ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐›๐ž๐ซ ๐Œ๐จ๐ฉ (๐Œ๐จ๐ฉ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง)
Ku soo dhawoow Safari Online market โ€“ Waxaan idiin haynaa 360ยฐ Spin Microfiber Mop oo casri ah.
โœ… Si fudud ayaad uga nadiifin kartaa dhulka
โœ… Waxay leedahay dunta microfiber-ka oo nuugta wasakhda iyo biyaha
โœ… Waxay wareegtaa 360ยฐ taas oo ka dhigaysa mid gaarta gees kasta
โœ… Cimri dheer iyo tayo sare leh
๐–๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š, ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ž๐ก๐ž๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š.
๐Ÿ“ž Dalbo hadda: [wa.me/252611340505]
๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜ โ€“ adeeg degdeg ah iyo tayo lagu kalsoon yahay!โ€
Safari Online market โ€“ Hal meel,ka hel dhammaan adeegyada aad rabto.

28/09/2025

๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ
๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ!
๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜ โ€“ adeeg degdeg ah iyo tayo lagu kalsoon yahay!โ€
wa.me/252611340505
Safari Online market

28/09/2025

โŒš๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐ฐ๐š๐ญ๐œ๐ก ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก โ€“ Naqshad Qurux Badan & Awood Xoog Leh
โœ… La soco garaaca wadnahaaga, socodkaaga, iyo caafimaadkaaga waqtiga dhabta ah
โœ… Shaashad midab leh oo cad โ€“ xogta si fudud u akhri
โœ… Bateriga dheer โ€“ socodsiin maalmo badan
โœ… Ku habboon ciyaaraha, shaqada, iyo isticmaalka maalinlaha ah
โœ… Xidhmo casri ah oo ku habboon dharkaaga

โ€œ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ต!โ€

28/09/2025

โœ‚๏ธ VGR V-015 Hair Clipper
Timahaaga ku jar si xirfad leh adigoo jooga guriga!
โœ… Matoor awood leh โ€“ jaritaan degdeg ah
โœ… 6 cabbir oo kala duwan โ€“ dooro dhererka aad rabto
โœ… Bateriga dheer โ€“ ilaa 120 daqiiqo shaqo joogto ah
โœ… Usheeda qabow & aan maqaarka dhaawicin
Ku habboon rag & haween โ€“ tayada salon-ka oo ku jirta gacantaada!
wa.me/252611340505
Safari Online market

27/09/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ Yuusuf Jimcaale Mahad !๐ŸŽ‰โšฝ๏ธ
Waxaan hambalyo u diraynaa yuusuf jjmcaale mahad oo si sax ah u qabsaday numberka saxda ahaa . ๐Ÿ‘๐Ÿ‘
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐ซ ๐ค๐š๐ฅ๐ž Yuusuf Jimcaale Mahad !๐Ÿ†๐Ÿ’™โค๏ธ

Safari Online market

26/09/2025

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜‚:-
1. Follow gareeyaa page-ka
2. Like gareeyaa page-ka
3. Share dhahaa postiga
4. Like gareeyaa postiga
5. Ugu yaraan soo mention garee 3 qof asxaabtaada ah
FG: saadaalinta qofka bixiyaa ee ugu horeeyaa ayaa leh abaal marinta.
Safari Online market

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu