05/06/2026
Socco Academy
๐
โจ BARO XIRFADDA CIDIYAHA SAMAYNTA & QURXINTA! โจ๐
SOCCO ACADEMY waxay kuu haysaa fursad aad ku baran karto Nail Making & Decoration Course si casri ah oo xirfad leh.
๐ Shahado la aqoonsan yahay
๐๏ธ Farshaxan & design casri ah
๐ผ Fursad shaqo abuur iyo horumar xirfadeed
๐ Isdiiwaangeli hadda: 616762512
๐ SOCCO ACADEMY โ Halka xirfadu ka bilaabato.
04/06/2026
Socco Academy
๐จ Baro Graphic Design-ka Casriga ah!
Noqo xirfadle mustaqbal ifaya leh ๐
Course waa free
Practical + Casharo Casri ah + Fursado Shaqo ๐ผ
๐ Isdiiwaangelintu way socotaa
๐ 616762512
27/05/2026
ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู ุงูู
ุจุงุฑู
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ูุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ๐ค
Maamulka iyo Bahda Socco Academy waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, ardayda, waalidiinta, familada iyo asxaabta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed. ๐ธ
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan, dalkana nagu waarsiiyo nabad, barwaaqo iyo horumar. ๐คฒ๐ฝ
ุฃุนุงุฏู ุงููู ุนูููุง ูุนูููู
ุจุงูุฎูุฑ ูุงููู
ู ูุงูุจุฑูุงุชุ
ููู ุนูุฏ ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ูุณุนุงุฏุฉ. โจ
๐ Ciid Wanaagsan ๐
14/05/2026
๐ธ Baro Flower Making & Gift Skills ๐
Fursad gaar ah oo aad ku baran karto samaynta ubaxyada iyo xirfadaha hadiyadaha si casri ah.
โ
Casharro fudud
โ
Tababar xirfadeed
โ
100% Discount
โ
free course
๐ค kaliya 20 arday ayaan qaadaneenaa
Kusoo biir WhatsApp group
https://chat.whatsapp.com/GqISaGBtN1M37tOtuoiWuB?mode=gi_t
๐
Taariikhda bilaabashada: 19/05/2026
๐ WhatsApp: 616762512
27/04/2026
๐ FURSAD CUSUB OO AAN LA SEEGIN!
๐ Socco Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa BARASHADA FOREX TRADING (ICT STRATEGY)
๐ก Ma rabtaa inaad barato sida suuqa Forex loo fahmo loona maamulo sida xirfadle? Fursaddan adiga ayay kuu tahay!
๐ Faahfaahinta Course-ka:
โณ Muddada: 2 Bilood
๐ฐ Qiimaha: FREE (Kaliya registration yar ayaa jira โ 50% dhimis)
๐ Nooca: Full-Time
๐ฅ Ardayda la qaadanayo: 20 Arday oo kaliya
๐ Goobta: Degmada Wadajir โ Suuqa Weyn ee Madiina
๐ Contact: 61 6762512
โ ๏ธ FG: Kuraasta waa mid aad u kooban, fadlan iska diiwaangeli sida ugu dhaqsaha badan!
๐ฅ Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga Forex Trading!
26/04/2026
๐ธ FURSAD CUSUB OO AAD KU BARAN KARTO XIRFADDA CAMERA OPERATION!
Socco Academy waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in ay bilaabayso koorso cusub oo lagu baranayo Camera Operation ๐ฌ
Haddii aad xiisaynayso:
๐ฅ Sida loo isticmaalo kamaradaha casriga ah
๐ฅ Farsamooyinka sawir-qaadista iyo muuqaal duubista
๐ฅ Inaad hesho khibrad dhab ah (practical)
๐ฅ Inaad dhisato portfolio kuu gaar ah
๐ Koorso waa 1 bil oo leh tababar joogto ah (continuous practice)
๐
Bilowga fasalka: 02/05/2026
๐ Isdiiwaangelintu waa furan tahay (REGISTER NOW)
๐ก Ka faaโiidayso fursaddan si aad u noqoto xirfadle camera operator ah!
๐ Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
616762512 (WhatsApp & Call)
19/03/2026
โจ๐ Hambalyo Ciidul Fidriga ๐โจ
Maamulka iyo macalimiinta Socco Academy waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo bulshada inteeda kale munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii iyo camalkii suubanaa ee aan soo gudannay bisha barakeysan ee Ramadaan. ๐คฒ๐
Waxaan rajeyneynaa in ciidani ay idiin noqoto mid farxad, nabad iyo barwaaqo ku dheehan tahay.
Ciid Mubaarak dhammaantiin! ๐๐