ZAMZAM MODEL SCHOOL

ZAMZAM MODEL SCHOOL ZamZam Model school is a new dawn for Mogdishu people. Quality education Matters!!

17/08/2026

Part one : kulankii waalidiinta

Hambalyo  ardaydeenna  kaalmaha koowaad  kagalay qaar kamid ah fasalada iskuulka Zamzam model school imtixaanka ugu danb...
11/08/2026

Hambalyo ardaydeenna kaalmaha koowaad kagalay qaar kamid ah fasalada iskuulka Zamzam model school imtixaanka ugu danbeeyey Sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Dadaalaa wuu gaaraa.

Maanta Oo ay Taariikhdu ku beengantahay 18/06/2026 Waxaa inoo soo dhamaaday Imtixaankii shahaadiga   ee Fasalka 8aad ee ...
18/06/2026

Maanta Oo ay Taariikhdu ku beengantahay 18/06/2026 Waxaa inoo soo dhamaaday Imtixaankii shahaadiga ee Fasalka 8aad ee iskuulka Zamzam Model School kaas uu qaadayey Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir .
Waxaana u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul iyo hormar.

24/11/2025
Waa munaasabadi lagu weynaynayey  maalinta macalinka soomaaliyeed  21NOVEMBER  2025.
24/11/2025

Waa munaasabadi lagu weynaynayey maalinta macalinka soomaaliyeed 21NOVEMBER 2025.

22/11/2025

dhamaan macalimiinta iyo ardayda iskuulka zamzam model waxaa la ogeysiinayaa in biri oo axad ah iskuulku fasax yahay iyada oo looga gol leeyahay wayneynta maalinta macalinka soomaaliyeed,wabarashadu waxa ay noo bilaabanee isniinta 24.11.2025.
Wabillaahi tawfiiq

21/11/2025

Hambalyada maamulaha iskuulka zamzam model,
21November 2025 oo ah maalinta macallinka soomaaliyeed.

21/11/2025

Hambalyo maalinta macalinka soomaaliyeed ,
21November 2025.

29/08/2025

Wargalin......
Dhamaan walidiinta iyo ardayda iskuulka zamzam model waxaa lagu wargalinayaa in barito oo ah sabti Tr:30 August 2025 uu furmayo iskuulku ,
Waxaana rijaynaynaa in aad xiiso uqabtaa diyaar aad unoqoteen furitaanka iskuulka fasax dheer kadib.
Isu soo noqod xiiso leh iyo
Diyaar garaw wacan .

Address

Mogadishu
BN

Opening Hours

Monday 09:00 - 13:00
Tuesday 09:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 13:00
Sunday 09:00 - 13:00

Telephone

+252612288993

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAMZAM MODEL SCHOOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category