Ileys academy of languages

Ileys academy of languages

Share

English

29/11/2025

Competition among Ileys students
We wish u success and good progress

Photos from Ileys academy of languages 's post 21/11/2025

Dalxiiskii aan ku tagnay goobwayn.

12/09/2025

ILEYS English weekly
"smart English for smart people"

24/08/2025
Photos from Ileys academy of languages 's post 24/08/2025
Photos from Ileys academy of languages 's post 24/08/2025

*Maamulka Ilays Academy of Languages waxa uu si rasmi ah ugu hambalyeynayaa dhammaan ardayda dhammeystay Diploma English (2 sano).*

*Waxaan idiinku hambalyeynayaa dadaalkiinna, adkaysigiinna iyo guushiinna. Qalin-jabintu waa bilow cusub—haku joogsanina halkan. Adduunku wuxuu sugayaa kartidiinna iyo aqoontiinna. Waxaan idiin rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo horumar joogto ah. Hambalyo mar kale! 🎓📚*

24/08/2025

Goos-Goos muuqaalladii xafladda

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

23/08/2025

Xafladda qalan-jebinta dufcaddii 5aad ee machadka barashada luuqadaha ee ILEYS

Photos from Ileys academy of languages 's post 06/07/2025

Debate winners

06/06/2025

"Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Islaamka. Allah ha inaga aqbalo acmaasheenna suuban, ha inoo dambi dhaafo, hana nagu anfaco maalinta Aakhiro."

"Eid Mubarak to the entire Muslim Ummah. May Allah accept our righteous deeds, forgive our sins, and benefit us on the Day of Judgment."

03/06/2025

English is the first essential skill you are required to learn if you want to keep up with the world.
It makes it easier for you to acquire new skills.
Today, the world communicates primarily in English; if you don’t understand it, you will be like a deaf person who cannot see either.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo
Mogadishu
NO