27/02/2025
Tacsi Tiiraanyo Leh
URURKA KALKAALIYEYAASHA SOOMAALIYEED waxay murugada la qeybsanaayaan dhamaan bahda waxbarashada, dhaqaatiirta Soomaaliyeed, qoyskiisa iyo qaraabadiisa iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed. geerida ku timid Prof. Dr. Mohamed Yusuf.
Allaah Jannatul Fardowso ha ka waraabiyo Dhamaanteenna Samir iyo iimaan ha naga wada siiyo.
Aamiin Aamiin ๐คฒ
13/02/2025
Muqdisho, Soomaaliya.
Waxaa socda kulamada lagu dar dar galinaayo shaqada Ururka Kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed.
03/12/2024
Xog Ururin: Caqabadaha iyo Fursadaha Shaqo Raadinta ee Kalkaaliyeyaasha Caafimaadka ee Soomaaliya
Mahadsanid inaad xiisaynayso ka qayb qaadashada barnaamijkeena xog ururinta ah, oo diiradda saaraya fahamka caqabadaha ay la kulmaan kalkaaliyeyaasha caafimaad ee Soomaaliya marka ay shaqo raadinayaan, iyo sidoo kale helitaanka talooyin lagu xallin karo caqabadahaas. Ujeeddada xog ururintani waa in....
06/11/2024
Cilmi baaristan waxay hordhac u tahay juhdiga aan ugu jirno inaan wax ka badalno waxbarashada iyo tayada caafimaadka Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan KALKAALIYEYAASHA IYO UMULISOOYIKA. Cilmi baaristu waa shaqada ugu muhiimsan ee wax lagu horumariyo, caqabadaha jirana lagu xalliyo.
------โ-------------------------------------------------------------
Well done, Abdishakur
Interested readers can access the full paperhere:
https://repository.simad.edu.so/id/eprint/465
13/05/2024
Munaasabad lagu maamuusaayay maalinta kaljaaliyeyaasha aduunka, gaar ahaan kalkaaliyeyaasha soomaaliyeed. Munaasabadda waxa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka kala socday Ministry of Health- Somalia, Jamhuriya University of Science and Technology, Jaamacada cilmiga caafimaad ee digfeer ku taallo, Union of Somali Midwives USOM, iyo kalkaaliyeyaal ka socday jaamacadaha iyo isbitaalada muqdisho.
28/03/2024
Waxaan so diiiran hambalyo ugu direenaa guddoomiyaha iyo ku xigeenka cusub ee loo doortay Association of Somali Midwives ASOM.
31/12/2023
---Tababar ku saabsan xirfadaha la socoshada bukaanka oo lagu qaban doono isbitaalka liibaan, afarta jardiin ---
Haddii aad tahay shaqaale caafimaad ama arday dhigta kulliyadda caafimaadka , kuguma filna jaamacad kaliya, ee waxaad u baahan tahay inaad dhisto xirfadaha aad ku shaqeysan laheed. Sida Lasocodka bukaanka xaaladiisa, waana waajib saaran dhamaan shaqaalaha caafimadka. Tababarkan waxaad ku baran doonta xirfadaha muhiimka u ah lasocoshada bukaanka xaaladiisa.
Si aad uga shaqeysid HOSPITAL ama MCH, waxaad u baahan tahay Xirfado kala duwan. sannadka 2024 waa kuu muhiim inaad is dhistid.
NB: TABABARKU WUXUU LEEYAHAY PRACTICAL. TIRADA IS QORISTA WEY XADDIDAN TAHAY EE YAAN LAGAA BUUXININ.
DIIWAAN GALI FOOMKA HOOOSE SOO BUUXI. ๐๐๐๐๐๐
https://forms.gle/SjiNuCR2KNxWb9iT7
14/11/2023
Marwalba iska hubi qatarta cudurka sokorowga
22/09/2023
- We attended the inaguartion of the third chairman of the SOPHA-Somali Public Health Association. At jazeera palace hotel. Mr Yahye sheikh, the founding member of Somali Nursing Association - SOMNA congradulated the new chairman of SOPHA..
20/04/2023
Ciid wanaagsan shacabka iyo dhamaan Kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed meelwalbo ay wadanka ka joogaan.
17/03/2023
Waxaan magaalada Muqdisho ku qabanay tababar kaas oo loo qabanaayay ardayda caafimaadka Sanadka 3aad ee Nursing, Midwifery iyo Public Health, ciwaankiisuna waxa uu ahaa ๐๐ป๐ณ๐ฒ๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ผ๐ป๐๐ฟ๐ผ๐น (๐๐ฃ๐).
Tababarka waxa bixinayay ๐จ๐๐๐ฎ๐ฎd Abdishakur Mohamud Hassan - Abdishakur Hidigow.
Sido kale waxa goob joob ka ahaa M๐ฟ. ๐ฌ๐ฎ๐ต๐๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฒ -HoD Nursing and Midwifery ee jaamacadda Jamhuriya University of Science and Technology.