Metropolitan University of Somalia

Metropolitan University of Somalia

Share

Kusoo dhawaada Jaammacadda Metropolitan University of Somalia (METRO).

05/08/2026

📢 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔–𝟐𝟎𝟐𝟕 𝐖𝐚𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲!

Jaamacadda Metropolitan University of Somalia waxa ay ugu bishaareyneysa dhaman ardayda ka qalin jebisay dugsiyada sare ee dalka in ay si rasmi ah u furantahay isdiiwangelinta sanad dugsiyeedka 2026–2027.

Ardaydu waxa ay fursad u helayan in ay iska diiwangeliyaan takhasusyada kala duwan ee ay bixiso Jaamacadda.

📍 Si aad xog dheeri ah u hesho, fadlan booqo xarunta Jaamacadda:
Main Campus: KPP, Hodan District, Mogadishu – Somalia

🎓 Mustaqbalkaaga maanta ka bilow Metropolitan University of Somalia.

23/07/2026

Maamulka sare iyo dhamaan bahda Metropolitan University of Somalia waxay hambalyo u dirayaan 𝐃𝐫. 𝐌𝐚h𝐚𝐦𝐮𝐝 𝐀h𝐦𝐞𝐝 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞 oo loo magacaabay 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐓𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞.
ilaah haku fududeeyo xilka laguu magacaabay

Photos from Metropolitan University of Somalia's post 20/07/2026

Hambalyo Ardayda Cafimaadka 🎉

Waxan hambalyo u direyna dhaman ardayda Cafimadka ee si guul ah u difacaday buuga qalin jebinta.

Waxan idiin rajeyneyna guul iyo horumar joogta ah. Dadaalkina iyo juhdigiina ha idiin noqdo bilow guulo badan.

Hambalyo mar kale, guul aya idin rajeyneyna

17/07/2026

Waxa dareenkiisa nala wadaagaya ibrahim Adan Abdullahi, oo kamid ah ardayda Master-ka 2026, kadib markii uu si guul leh u difaacday Thesis Defense-kiisa ee Master-ka, gaar ahaan International Relations.

17/07/2026

Waxa dareenkiisa nala wadaagaya Ahmed Abdalla, oo kamid ah ardayda Master-ka 2026, kadib markii uu si guul leh u difaacday Thesis Defense

17/07/2026

🎓 Congratulations! Congratulations! Wishing you both heartfelt congratulations on successfully defending your Thesis Defense. Your hard work, dedication, and perseverance have truly paid off. We wish you both continued success, greater achievements, and a bright future ahead.

17/07/2026

Waxa dareenkeda nala wadaagaya Muna abdalla Ahmed, oo kamid ah ardayda Master-ka 2026, master of nutrition

17/07/2026

Waxa dareenkiisa nala wadaagaya Arif Abdi Isak, oo kamid ah ardayda Master-ka 2026, kadib markii uu si guul leh u difaacday Thesis Defense-kiisa ee Master-ka, gaar ahaan International Relations.

17/07/2026

Waxa dareenkiisa nala wadaagaya Hassan Isak Mohamed, oo kamid ah ardayda Master-ka 2026, kadib markii uu si guul leh u difaacday Thesis Defense-kiisa ee Master-ka, gaar ahaan Education

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadnaha Street, KPP Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00