mac'hadka barshada Qur'aanka iyo culuumtisa ee Daarul xusni
مدرسة دار الحسن للإقراء والإجازات بالسند
Asc walaal ku soo dhowow machadka
Asc walaal ku soo dhowow machadka barashada qur,aanka iyo culuumtiisa ee daarul _xusni
Machadka waxyaalaha lagu barto waxaa ka mid ah :
1 : Xifdidinta qur,aanka kariimka .
2 : Xifdinta mutuunta sharciga .
3 : Barashda axaadiista iyo culuumtiisa .
4 : Sixidda salaada iyo axkaamteeda .
5 : Barashada hingaada iyo carabiga .
Wixii faafaahin ah nagala soo xiriir 0616392342 / 0614902307
Asc walaal ku soo dhowow
Machadka barashda qur,aanka kariimka .
Waxyaalaha machadka lagu bixiyo waxaa ka mid ah :
1 :Xifdinta qur,aanka kariimka .
2 : Xifdinta mutuunta sharciga.
3 : Sixidda salaada iyo axkaamtiisa .
4 :Barashada hingaada iyo carabiga .
5 : Barashada axaadiista iyo culuumtiisa .
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir 0616392342 / 0614902307
02/08/2024
Machadka barashada qur,aanka kariimka ee daarul xusni Machadka waxyaalaha lagu bixiyo waxaa ka mid ah :
1 : Xifdinta qur,aanka kariimka .
2 : Xifdinta kutubada sharciga .
3 : Saxidda salaadda iyo axkaamteeda .
4 : Barashada hingaadda iyo carabiga .
5 : Barashada axaadiithta iyo culuumtiisa .
wixii faah faahin ah laxiriir lambarka
0616392342 / 0614902307
23/01/2024
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool Dalka iyo dibadiisa waxaa loogu bishaaraynaayaa in mac'hadka barshada Qur'aanka iyo culuumtisa ee Daarul xusni in uu bixinayo barashada qur,aanka kariimka dadka waaweyn iyo Kuwa yar yar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Elasha_biyaha
Mogadishu