Markazka Shaam

Markazka Shaam Markzka Shaam Waa Xaruun lagu Barto
Qur'aanka kariimka iyo Tafsiirkisa iyo dhammaan kutubta Tajwiidka

يقيم مركز الشام محاضرة دعوية بعنوانوقفوهم إنهم مسؤولونالشيخ: فرحان حاشي ورسمي
05/08/2026

يقيم مركز الشام محاضرة دعوية بعنوان
وقفوهم إنهم مسؤولون
الشيخ: فرحان حاشي ورسمي

Markazka Shaam waxa uu qabanayaa Muxaadaro cinwaankedu uu yahay وقفة عند قوله تعالي(  وقفوهم إنهم مسؤولون )Waxaa soo jee...
02/08/2026

Markazka Shaam waxa uu qabanayaa
Muxaadaro cinwaankedu uu yahay
وقفة عند قوله تعالي( وقفوهم إنهم مسؤولون )
Waxaa soo jeedinaaya Sheekh farxaan xaashi
Maalinka Arbacada
Salaada casir kadib
05/08/2026 insha allh
Dumarka ku dhaqan xaafadda oodweyne
Kasoo qayb galkaagu waa inoo Muhiim

Bishaaro farxad leh Markazka shaam wuxuu si Rasmi ah Ugu dhawaaqayaa furitaankaQaybta Dumarka  02/8/2026 FG: Tirada waa ...
22/07/2026

Bishaaro farxad leh
Markazka shaam wuxuu si Rasmi ah
Ugu dhawaaqayaa furitaanka
Qaybta Dumarka 02/8/2026
FG: Tirada waa mid kooban insha allh
Wixii fah fahin ah kala xariir 61 8442234
Markazka Shaam

Beri oo isniin ah waxaa si rasmi ah ufurmaaya Dhammaan xarumaha Markazka shaamWaxaana furan beri diiwaan galinta Arday c...
31/05/2026

Beri oo isniin ah waxaa si rasmi ah ufurmaaya
Dhammaan xarumaha Markazka shaam
Waxaana furan beri diiwaan galinta Arday cusub
Ku soo dhowaada Markazka Shaam, soo laabasho wacan La xiriir Xafiiska Waxbarashada Markazka 61 8442234 Mahadsanidiin🌹📚✨
Markazka Shaam

29/05/2026

قسم حفظ المتون
Mar kale Markazka shaam waxa uu qabanayaa Arday cusub fasaxa ciid kadib insha allh
Xaruunta Al barako iyo xaruunta oodweyne
Fadlan la xariir 61 8442234 Mahadsanidiin

باســـم ادارة مـركز الشــــام أهنــئ منسوبي المركـــز من معلميـــن وطلاب وطالبــات. والامة الصــــومالية والمسلميـــن أج...
26/05/2026

باســـم ادارة مـركز الشــــام أهنــئ منسوبي المركـــز من معلميـــن وطلاب وطالبــات. والامة الصــــومالية والمسلميـــن أجمـع. ونقول لهم :
(عيد الأضــحى المبارك .. كــل عـام وأنتم بخير ).
وتقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Markazka Shaam

Markazka waxa uu galay fasax gaaban Munaasabadda ciidul Adxaa AwgeedaIsniinta ayuu furmayaa waxaana furmaaya Diiwaan gal...
26/05/2026

Markazka waxa uu galay fasax gaaban
Munaasabadda ciidul Adxaa Awgeeda
Isniinta ayuu furmayaa waxaana furmaaya
Diiwaan galin Arday cusub labada xarumood
Kusoo dhawow xaruumaha Markazka shaam
Kala xiriir wixii war bixin ah 61 8442234
Markazka Shaam

Xarunta Oodweyne ee Markazka Shaam waxay soo kordhisay qayb maaddi ah oo cusub Taas oo raacsan Taxfiidka quraanka Kusoo ...
06/05/2026

Xarunta Oodweyne ee Markazka Shaam waxay soo kordhisay qayb maaddi ah oo cusub
Taas oo raacsan Taxfiidka quraanka
Kusoo biir oo ka faa’iidayso fursadaha waxbarasho ee cusub.

Markazka Shaam

20/04/2026

Qaybta tasxiixa waxaa socda Qaadashada
Arday cusub dhammaan xaruumaha Markazka
Xarunta Al-barako
Nogu dooro Barasho iyo Barbaarin
Markazka Shaam

Address

Soomalia
Mogadishu

Telephone

+252618087013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markazka Shaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category