Madarasada Maka-Almukarama

Madarasada Maka-Almukarama

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madarasada Maka-Almukarama, Education, shawkaani9944@gmail. com, Mogadishu.

30/07/2024

Dhamaan Ardadii 8aad-ka Dugsiga Maka-Almukarama GALDOGOB waa gudbeen kuwa tobanka kaalin ee h**e ku dhawaadayna waa ku jireen
Waxa ay ahaayeen dufcaddii ugu horaysay ee ka baxda Dugsiga ilaa aasaaskiisii.
Allaah baa ku mahadsan guushaas.

Ka dib waxaa mahad iyo bogaadin mudan
Macalimiintii, waalidkii iyo araddadii dadaalka
Hagar la'aan ah muujiyay.

06/02/2024

Geeri xanuun badan
Muniira Burhaan Xasan
Oo ka mid ahayd ardada xanaanada Madarasada Maka-Almukarama oo geeriyootay
Samir iyo liman Alle hanaga siiyo,

waalidkana badal khayr qaba Alle haka siiyo
keyd aakhiro Alle ha uga dhigo
Waxan si gaar ah uga tacsiyaynaynaa labada waalid:

Burhan Xasan
& nimco Coraaf Cali .
" اللهم اجعله فرطاً لوالديه , وذخراً وسلفاً وأجراً , اللهم ثقل به موازينهما , وأعظم به أجورهما , اللهم اجعله في كفالة إبراهيم وألحقه بصالح سلف المؤمنين , وأجره برحمتك من عذاب الجحيم , وأبدله داراً خيراً من داره , وأهلاً خيراً من أهله.

Photos from Sh. Abdirahman Bashir's post 02/02/2022
30/01/2022
27/01/2022
Photos from Shuuke Aadan Gurey's post 13/11/2021
10/11/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Shawkaani9944@gmail. Com
Mogadishu