Mushaarida /boorashka
Waxyaabaha ugu fiican ee laga shiido iyo qiyaaasta
🎈Mushaarida waa cunto fudud oo hadana nafaqo u leh caruurta iyo dadka waaweyn cuntadana way furtaa
🍁Markaa tago makiinadaha lagu shiido raashinka waxaa arkaa dad makiinada ka shiidanaya mushaari kuna daraya Baasto/Buskud/Bariis iyo wax lamida markaa weydiiyo sababta ay ugu darayaan waxay ii sheegaan inay u sameynayaan ilmo yar ama qof waayeel ah ama hooyo umul ah ayna rabaan inay wax nafaqo leh ugu daraan
🚫hadaa rabtid cunto nafaqo leh waa inaa ka fogaataa wax walba oo warshad soo maray sida buskudka iyo waxyaabaha marwalba la cuno sida bariiska.
✅Hadaa mushaari shiidaneysid waxaa fcn in aad ka shiidatid waxyaabo dabiici ah sada qamadiga/sareenka ,mazagada/haruurka, galeyda, misirta.
Waxaa kaloo ku dari kartaa salbukada/digirta cagaaran, xulbad ,filfisha, Heyl I.W.M
QIYAASTA
Qiyaaasta waxaa badisaa qamadiga/mazagada
Waxaa yareysaa kuwa kalarka leh ama urta goonida leh sida sida digirta cagaaran iyo xulbada
Qoraalka waxaa qoray 2020 video waxaa duubay 2023 dhamaadkeedii
Hadaysan ilmaha kuu cunin mushaarida waxaa ugu dari kartaa canjeerada,muufada,doolshaha
✍Waxaa qoray Jikadaplus nutrition
🔴SHARE 👍LIKE ✉COMMENT
Dheef iyo dhadhan
Dheef iyo Dhadhan waa buug kaa caawinaaya barashada cunta karinta
Cabitaan caloosha nadiifinaayo (green detox juice)
Mayooneys sida guriga loogu sameeyo (homemade Mayonnaise)
Saliid timaha u fiican (rosemary fenugreek oil )
Guriga ku sameyso Saliid timaha kuu bixineyso
Jajabka iyo daadashada kaaga bi'ineyso
Dhaldhalaalna timaha kuu siineyso
17/11/2022
Ma jeceshahay barashada cunta Karinta?
Buuga barashada cunta Karinta Dheef iyo dhadhan
Waxaa ku qoran 72 nooc cuntooyin iskugu jira cuntooyinka caalamiga cuntooyinka dalka macmacaan dhamaan si fudud loo sharxay ku qoran afsoomaali
Buuga daabacan oo original ah waa $8
Buuga bdf kiisa waa $4
Mogadishu hadaa joogtid waxaa ka heleysaa baar ubax xareed daabacaada Yalax Print
Waxaa kaloo laguugu keenaa gurigaada
Magaalalooyinka kale waa udhiibnaa qofkii soo dalbado
Kasoo dalbo WhatsApp 0612667729
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
00000