Cadaawe ina cadaawe
hadaf keenu waa hor umarka diinka
25/06/2025
Sanad wacan
WARAQ DIGNIIN AH: Dhibaatooyinka Balwadda
Ku: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee walaalaha ah,
Ogaysiis iyo Digniin Wacyigelin ah
Aniga oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo jecel horumarka iyo caafimaadka dhalinyarada, waxaan jeclaan lahaa inaan idinla wadaago digniin ku saabsan halista iyo dhibaatooyinka daran ee ay leedahay balwadda, taasoo noqotay mid burburinaysa mustaqbalka jiilalka cusub.
Balwaddu waa cudur maskaxeed iyo mid nafsiyeed, waxeyna saameyn xoog leh ku leedahay:
1. Caafimaadka: Waxay dhaawacdaa maskaxda, wadnaha, sambabada iyo xubnaha kale ee jirka. Waxay keentaa cudurro halis ah sida kansar, waalli, iyo dhiig karka.
2. Mustaqbalka: Balwaddu waa jid gaaban oo lagaga haro waxbarashada, shaqada, iyo horumarka. Dhalinyaro badan oo balwadda ku dhacay ayaa noqda kuwo sabool ah, laโaan ku nool, ama xabsiyada galaa.
3. Qoyska iyo Bulshada: Balwadda waxay burburisaa kalsoonida qoyska, waxayna dhalisaa muran, faqri, iyo kala tag bulsho.
4. Diinta: Balwaddu waa arrin ka hor imaaneysa diinta Islaamka, waayo waxay dhaawacaysaa nafta biniโaadamka, maskaxda, iyo cibaadada.
Dhalinyarooy, ha u ogolaanin balwadda inay kaa burburiso noloshaada. Ku biir bulshada wanaagsan, ka qayb qaado horumarinta naftaada iyo dalkaba. Raadso aqoon, xirfad, iyo caafimaad wanaagsan. Ka fakar waalidiintaada, mustaqbalkaaga, iyo Alle hortiisa.
Ha noqon kan ay balwadda disho โ noqo kan ay aqoonta iyo dulqaadka dhisto.
Walaal kiin idin jecel,
By ismaaciiil
M 22/jun/2025
H. 26/12/1446
๐๐น๐ฎ๐ต๐ผ๐ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ต๐ฎ๐ป๐๐๐ป ๐
๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐ถ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด ๐ฑ๐ถ๐ด๐ป๐ถ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐ป
Aamiin
15/06/2025
ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ๐ผ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐
[๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฎ๐
๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฟ๐๐ต๐ฒ ]
๐ช๐ฎ๐ฎ ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ ๐
๐ฎ๐ป๐๐๐ป ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ฐ๐ถ๐๐ผ
๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ต๐ผ๐ผ๐๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐๐ผ
[ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู ]
Waxaan soo xasuustaa caashuqii xabiibka sh cabdi wali sh cali alaha ka raali noqdee
Markaan arko amaanta xabiibka
03/05/2025
๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ๐๐ป ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐บ๐ฎ ๐ป๐๐ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐๐ผ
๐๐ต๐ถ๐ถ๐น๐ต ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ธ๐ถ๐ฟ ๐ป๐ฎ ๐ป๐ถ๐ป ๐ฐ๐๐พ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ธ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ผ
๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ฎ ๐ต๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต
๐ข๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ ๐
๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ณ๐ถ๐ถ๐พ
30/04/2025
Calool buurka ku dhibay codkaaga ku tuur ee dooro cid aad ku qanac san tahay
30/04/2025
Soo dhawaaw gudoomiye
30/04/2025
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐๐๐ง ๐๐๐ง ๐ฌ๐๐๐ซ ๐ญ๐๐ฒ ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐ข๐ฅ๐ ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐ก ๐๐๐ง ๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ
๐๐ง ๐ฆ๐๐ซ.๐ฎ๐ฎ๐ง ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ
๐๐๐๐๐ญ๐๐ง๐ ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ก๐๐ฒ๐๐ฒ
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐ข๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ
๐๐๐๐ฒ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ฌ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐๐๐ก๐ฆ๐๐ฒ
๐ค๐จ๐ซ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐๐ฅ๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐ข๐ง๐๐ก๐จ ๐๐๐๐ฐ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐๐ช๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฒ๐ก๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐ฒ๐๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ
๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐ข๐ง๐๐ก๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ ๐๐ข๐ข๐ข๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฅ ๐๐ก๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง
Shiikheena alaha ka raali noqdo
Sh cali cilmi yare
Jug xoog leh ayaa yeertay alow yasir amuurahay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
12
Mogadishu
1234