04/05/2026
Professor Habib Moalim Ali
AVV:HABIB MOALIM ALI
Qareen, falanqeeye Sharciyada, Macalim Jamacadda, iyo Lataliye sharci. machad Daarul-salaam qeybta Onlineka
04/05/2026
✅ 3 Qodob oo laga faa’iidayo Koorsada Horumarinta Garyaqanka:
1- Aqoon Sharciyeed oo Dhameystiran:
Waxaad baran doontaa mabda’a iyo xeerarka aasaasiga ah ee nidaamka garsoorka iyo xirfadaha garyaqannimada.
2- Xirfad Fulin iyo Dood Sharciyeed:
Waxaad heli doontaa tababar ku saabsan sida loo diyaariyo dacwad, loo difaaco, loona hadlo si xirfad leh maxkamad hortooda.
3-Kalsooni iyo Fursado Shaqo:
Waxaad yeelan doontaa kalsooni buuxda iyo xirfad kuu suuragelinaysa inaad ka mid noqoto qareennada iyo garsoorayaasha mustaqbalka.
👥 5 Qof ee loogu talo galay koorsadan:
1- Ardayda baranaya ama dhameeyay sharciga.
2-Garyaqannada cusub ee doonaya horumar xirfadeed.
3-Qof kasta oo raba inuu fahmo nidaamka garsoorka Soomaaliyeed.
4-Shaqaalaha ka tirsan garsoorka ama hay’adaha sharci dejinta.
5-Dadka xiisaynaya inay galaan xirfadaha garsoorka, qareennimada, ama baaritaanada dambiyada
Nagalasooxariir Whatsapp
+252615143188
الحمد لله رب العالمين
رزقنا الله البارحة ولدا
وسميته: على حبيب معلم على
اللهم باركه
05/09/2025
Bishaaro bishaaro
Markaska salaama
Wuxuu qabanayaa
Dowrada
Maamulka maaliyada
Madaarista
Su aalaha dowrada
1- Maxay muhiim u tahay qorshaha maaliyadeed?
2-Sidee loo maareeyaa mushkiladaha dhaqaale?
3- Waa maxay ilaha dakhliga madarasadda?
4--Sidee loo kala hormariyaa kharashyada?
Nagusoobiir
🌐 Booqo boggeenna:
A- [Facebook]
https://www.facebook.com/share/p/1CGGnvFQLk/
B- / Telegaram]
https://t.me/+3rqrIMEjndowOTc8
C- Whatsapp
https://chat.whatsapp.com/Cmy79nxjSKDKeTRezA5n9s?mode=ac_t
Ama
📞 Hormuud: [+252615143188/
Golis:+252 904 179 511
Somtel: 0625143188
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Carafaad/yagshiid
Mogadishu