Vimer Centre

Vimer Centre

Share

it was established in February 2022 and is registered as a non-governmental organization.

Vision medical and research centre (VIMER) is a non- governmental, non-partisan, non-political, non-profit, impartial, voluntary organization operating in Somalia.

29/07/2022

Jumca Mubaarak dhamaan umadda muslimiinta.

18/07/2022

Ogeysiis ‐------------Ogeysiis

Ogeeysiis Muhiim ah
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vimer Centre ay mar kale dib u qabaneyso Seminar ku saabsan "WASH PROGRAM "
Qofkii ubaahan Waxu Ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :21 July 2022 maalinta khamiista
WELCOME TO VIMER CENTRE


Photos from Vimer Centre's post 10/07/2022

Ogeysiis______ Ogeysiis______Ogeysiis muhim ah

Xarunta Vimer waxa ay ardeyda soomaliyed ugu bishaareneysaa in 15 bisha july course-yinkan hoos ku xusan ay ka bilaabmi donaan, isdiwaan gelintooda, waxa ay ka socotaa xarunta Vimer ee taleex.

Vimer waxa aad ka heli doontaan waxbarasho tayo sare leh, iyo tababarro sare logu qadayo tayada tacliinta ardeyda somaaliyed.
Kuso dhowada waxbarasho tayo sare leh


08/07/2022

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 🎉
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adha.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan 🎉

Photos from Vimer Centre's post 29/06/2022

Waxaa Malintii 1aad si hab sami leh inoogu soo dhamaaday
Seminar kii ku saabsanaa "WASH PROGRAM" waxa inoo hartay malinta beri oo qamiis ah insha Allah waxa rajeynaa inaa ka faaideesan doontaan.

27/06/2022

Ogeeysiis Muhiim ah
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta Vimer Centre ay qabaneyso Seminar ku saabsan "WASH PROGRAM "
ardayda Full-Time Waxay Ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :29 June 2022 maalinta Arbacada
Ardayda Part-Time Waxay ka Faaideesan Karaan
Taariikhda :30 June 2022 maalinta Khamiista
WELCOME TO VIMER CENTRE

26/06/2022

Welcome to vimer centre

08/06/2022

Kusoo dhawow xarunta tababarada cafimaadka iyo cilmi baarista ee VIMER

08/06/2022

Welcome vimer centre

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hodan-taleex
Mogadishu