Al-Isra Educational Institute
Bishaaro Bishaaro Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Shacabka Ku nool Degmada yaqshid inuu iskuu bilaaway xirfadihii aad horey ugu barateyn iskuulka Al-isra
Haddii aad doonayso inaad barato xirfadda samaynta iyo isticmaalka shaambadaha si aad ugu shaqaysato ama ugu bilowdo ganacsi kuu gaar ah, tani waa fursad aad u wanaagsan. Casharrada waxaa bixinaya macallimiin khibrad iyo aqoon u leh xirfaddan, iyadoo ardayda la siinayo tababar isku jira aragti iyo ku-dhaqan.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan. Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto ardayda ka faa'iidaysanaysa waxbarashada iyo tababa
Al-Isra Educational Institute "Aqoonta iyo xirfaddu waa furaha guusha."
What is up 0682185224/0618144977
Al-isra international Educational Centre
Mogadishu Somalia
28/07/2026
π AL-ISRA EDUCATIONAL INSTITUTE
Waxa uu bilaabay Casharrada Online & Offline
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad wax ku barato adigoo jooga gurigaaga, adigoo ka faa'iidaysanaya macallimiin khibrad iyo aqoon sare leh.
Maadooyinka aan ku bixino Online-ka waxaa ka mid ah:
π¬π§ English
β Mathematics
π Social Studies & Science
π©Ί Health
π§ͺ Laboratory & Pharmacy
Waxaan kuu haynaa:
π¨βπ« Macallimiin khibrad iyo waayo-aragnimo dheer u leh maadooyinka ay dhigayaan.
π Macallimiin guriga kuugu imanaya si ay kuu siiyaan casharro tayo leh.
π Waxbarasho casri ah oo Online iyo Offline ah.
π Shahaado la aqoonsan yahay marka aad si guul leh u dhammaysato koorsada.
π° Adeeg qiimo jaban oo ku habboon ardayda iyo waalidiinta.
Hadafkeenna waa kobcinta garaadka, aqoonta iyo mustaqbalka ardayga."
Soo dalbo maado kasta oo aad u baahan tahay, hana ka faa'iidayso waxbarasho tayo leh oo laguugu soo gudbinayo si fudud.
Nala Soo Xiriir (WhatsApp & Phone):
π 0682185224 π 0618144977
π BISHAARO! BISHAARO! π
Ma doonaysaa inaad ka mid noqoto ardayda ku biiraysa Al-Isra Educational Institute?
Ma ogtahay in machadku bixiyo koorsooyin xirfadeed oo 7 maalmood ah oo BILAASH AH, isla markaana ay la socdaan tababarro (Practical) joogto ah?
β¨ Fursadaha aad ka faa'iidaysan karto waxaa ka mid ah:
π§ͺ 1. Barashada Shaybaadhka (Laboratory)
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
βοΈ Tababarka waxaad ku qaadanaysaa isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho.
π₯ 2. Barashada Caafimaadka
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
βοΈ Tababar joogto ah oo lagu qaadanayo machadka iyo isbitaallada magaalada.
π 3. Barashada Qurxinta iyo Cilaanka Saarista Gabdhaha
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
βοΈ Tababar joogto ah.
π§΅ 4. Barashada Dhar-kariska (Tailoring)
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
πͺ‘ 5. Barashada Dunta iyo Tolmada
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
πΈ 6. Barashada Samaynta Ubaxa Qurxinta
βοΈ 7 maalmood oo bilaash ah.
π Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Haddii aad rabto inaad barato xirfad kuu horseedi karta shaqo iyo mustaqbal wanaagsan, hadda waa waqtigii saxda ahaa.
Waxaan kuu diyaarinay macallimiin khibrad iyo aqoon sare leh oo ku bari doona xirfado casri ah si aad u gaarto horumar iyo isku filnaansho.
π Nagu soo booqo xafiiskayaga:
Degmada Yaaqshiid, Suuqa Xoolaha, Xaafadda Al-Raxma, kasoo horjeedka Dukaanka Al-Raxma.
Al-Isra Educational Institute
Aqoonta iyo Xirfaddu Waa Furaha Mustaqbalkaaga.
Soo dhawoow maanta, kana faa'iidayso 7-ka maalmood ee koorsooyinka bilaashka ah!
0618144977/0619311443
Fasalo Cusub Iyo Koorsooyin Waxtar u leh Safarkaaga Waxbarasho.
Fasalada cusub waxaa kamid ah.
1: barasha caafimaadka waa lacag la'aan 7maalin
Baratikada waa joogto waxaad Ku qaadan doontaa isbiltaalada kuyaalo magaalada Muqdisho
2: Barashada Cilaanka saarka waa lacag la'aan 7maalin.
3: Barashada shaybaadhaka waa lacag la'aan 7maalin.
baratikada shaybaadhaka waxaad Ku qaadan doontaa isbiltaalada kuyaalo magaalada Muqdisho
4: Barashada dharkariiska waa lacag la'aan 7maalin
5: Barashada ubaxa samayskawaa lacag la'aan 7maalin
8: Barashada dunta waa lacag la'aan 7maalin
Hadaba kamidnoqo fasalada cusub ee laqaadanaayo
Wixii intaa dheer lakale soo xidhiidh ama what is up
0682185224/0618144977
Waxbarashadu waa furaha kaliya ee dunida maanta fura
Waxbarta aan barwaaqo gaarne
NOOGU IMOW ARDAY AKHLAAQ LEH IYO WAXBARASHO TAYO SARE LEH.
Ma ubaahan tahay caafimaad baraatiko leh .
Sidoo kale iskuulka waxa uu xidhiidh layahay isbiltaalada kuyaalo magaalada Muqdisho
Iskuulka waxaa uu bixaa course yin aan lasoo koo kareynin.
Al-isra international Educational Center
TELL:0618144977/0682185224
Canug kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu helo waxbarasho tayo leh taas oo muhiim u ah damaanad-qaadka mustaqbalka caruurteena.
Hadaba si aan u bedbaadino mustaqbalka caruurteena kusoo biira hoyga aqoonta iyo akhlaaqda ee Iskuulka Al-isra international Educational Centre
AAYAHA UBADKEENA WAA AMAANNO NALOO DHIIBTAY
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hiliwaa
Mogadishu