Dugsiga Hoose-Dhexe & Sare Ee Diiranley

Dugsiga Hoose-Dhexe & Sare Ee Diiranley

Share

kusoo Dhawow Dugsiga Hoose-Dhexe & Sare Ee Diiranley

Photos from Dugsiga Hoose-Dhexe & Sare Ee Diiranley's post 20/01/2026

السلام عليكم و ر حمة الله و بركاته

Maanta oo ey taariikhada ku beegneed 20/01/2026 Waxaa inoo soo dhamaaday Imtixaankii dhexe (Mid-term-ka) marka waxaa Dhamaan Ardayda iskuulka urajeyneynaa Natiijo oo ay ku farxaan Ardaydii gashay Imtixaankaas .
BAHDA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxbarashadda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴
Dugsiga hoose -dhexe & sare ee diiranley School guuul dhamaan tiin

05/06/2025

EID WANAGSAN
كل عام وانتم بخير الحمد لله

Photos from Dugsiga Hoose-Dhexe & Sare Ee Diiranley's post 09/06/2023

بسم الله الرحمن الرحيم.

Asc waraxamatullahi wabarakaatuhu
Salaan kadib waxaa
Waxaa mahad oo dhan usugnaatay Alle SWT
Allahii Noo suurta galiyey
Inuu noo qabsoomo tartan aqooneedka
Ardayda iskuulka diiraley primary and secondary school ardayda subaxleyda ah Wuxuuna inoogu soo dhammaaday
Si guul ah waan ku faraxsannahay
Alxamdulillah waxaana Naga go,an
Inaan dadaalno meesha aan maanta joogno Ka dhaqaajino inshaAllah

والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

08/06/2023

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Balcad
Mogadishu
252