21/05/2024
๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐
๐๐๐๐จ๐๐ฉ๐ ๐ฟ๐๐จ๐๐๐ฃ ๐๐ก๐ช๐จ ๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐๐ข๐๐ฏ๐๐ฉ๐๐ค๐ฃ
Waxaan qaadaneenaa ardey tiradoodu yartahay. Koorsadaan waxaad ku baraneysaa WordPress Web Design oo Dhameystiran iyo SEO Optimization oo ah xirfadda ha socoto oo lagama maarmaan ah markii aad dhiseyso website.
๐๐ฎ๐ฎ'๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ ๐น๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ญ๐ผ๐ผ๐บ ๐๐น๐ฎ๐๐ ๐ธ๐ฎ.
1. Macalinka ayaa kula joogo oo waxaad rabto markaas ayaad weydiin kartaa
2. Ardey aad isla qaadaneysaan ayaa jiro oo group discussion ah
3. Waxaad ku baraneysaa goobta aad joogto iyo xilli aad u fiican
4. Casharada la qaato waa la duubayaa si aad dib ugu ceshato
5. Assignments live ah ayaa jiro aad soo bandhigi doonto
6. Cilladdii ku qabsato group ka ayaa kula xalinaayo iyo macalinka
7. Iyo faa'idooyin aanan la qiyasi karin
-๐๐ข๐๐๐๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐๐ซ๐๐?
Linkiga bio kayga saaran fadlan iska diiwaan gali
-๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ?
Haa wey leedahay shahaado, waxaana bixinaya machadka Abjad Academy.
-๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐?
Koorsada waxa ay soconeysaa muddo 2 bil ah. Qiimaha guud ee 2da bil waa 20$
-๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐?
1. Sida loo naqshadeeyo websites ka
2. Sida loo isticmaalo Elementor iyo WPBakery
3. Sida loo dhiso SEO dhameystiran
4. Sida aad u hormarin laheyd website jiro
Hadda Dalbo koorsada oo iska diiwaan gali halkaan
WhatsApp no:๐
https://wa.me/+252616556606
WhatsApp Call;
+252616556606