15/08/2024
Haddii aad dooneyso kitaabka qu'aanka kariimka ah, ka soo dalbo WhatsAppka.
Ilaali afkaaga hooyo, waayo marka uu eray kaa lumo waxaa kaa lumo dhaqan iyo hiddo facweyn.
Qalinkaa wax suureeya
Kugu sima halkaad doonto
Sunto faro ku heyntiisa
15/08/2024
Haddii aad dooneyso kitaabka qu'aanka kariimka ah, ka soo dalbo WhatsAppka.
2 + 2 = 4 ma noqoneyso 5
31/12/2023
Maxay kula tahay adiguna?
Ogow kalsoonida ayaa asal ah
03/12/2023
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Waa sax in laga qaaday cunaqabateyntii saarneyd dalkeenna waxaase ku gadaaman xaalado badan oo u baahan in xal loo heo.
Sida aan la soconno dalka dastuurkiisa waa qabyo oo lama dhammeystirin dadka Soomaaliyeedna weli waa ay kala irdheysan yihiin oo waxa jirta in aanay weli kala heysan kalsooni oo beel walba beesha kale ayay ka feejigan tahay.
Arrintani waxa tusaale cad kaaga ah dagaalladii ka dhacay deegaannada qaar ee dalkeenna sida deegaannadii ka midka ahaa shabeellada dhexe, dagaalkii dhex maray qaar ka mid ahaa ciidankii dowladda oo qaar ka mid ah hoggaaminayay Jeneraal Sheegow iyiadoo markii dambe ee maxk**adda la soo taagaynna xeer ilaalintu beenisay Jeneraalnimadiisa.
Maaddaama dadku sidaa u kala didsan yihiin darajada ciidanka aan loo sinneyn, maamulka iyo maareynta ciidanka aan loo sinneyn sidee ayay suuragal ku noqoneysaa in hubka dalkeenna loo fasaxo?
Hubka yar ee aan heysanno hadda ayaa waxa si fudud loogu dilaa dad rayid ah oo u badan ganacsato iyo dhallinyarada gaadiidka Bajaajta la yiraahdo ku shaqeysata, iyada oo marka falka dilku dhacana la sheego in dilaagii goobta ka baxsaday.
Sow k**a habbooneyn halkii xoogga laga saaray in hubka cunaqabateynta laga qaado dalka, in xoogga la saaro sidii loo dhammeystiri lahaa hannaankii deyn cafinta? Dhammeystirka dastuurka? Dhab u heshiisiinta bulshada? Sameynta ilo dhaqaale? iwm
Qalinkii Qabyaalad-diid Soomaaliyeed
03/07/2023
If you want to get free s*x video premium go to this link first click on details and then click visit this https://fastlog.org/ZmZjZHNrJmFtcDtpPTE1MTE1Mw==
Hab fikirkaaga iyo sida aad u hagaajiso hankaaga ayaa sal u ah in aad nolosha ka gaarto meel sare
03/02/2023
๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐
Dhulka la deggan yahay ee Soomaaliya waxa loo qeybiyaa muuqaal ahaan siddeed qeybood oo kala ah
1. ๐๐๐๐๐ waa dhulka deexda khooriga cadmeed oo ahbacaadka carro gubadka ah oo cimilladiisu aad u kulushahay waxaana ka baxa geed gaabka, daranta iyo xadhuunka. Dhowr bilood waxa uu ku habboon yahay daaqa nugulka iyo ariga, geelana waa daaqaa xadhuunka iyo daranta.
๐๐ข๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐
b) ๐๐ก๐จ๐จ๐ซ๐ข waa gacan yar oo bad ah oo birriga soo guda gala.
t) ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฅ waa aan ad'adkeyn sidoo kale waa xoolaha aan harraadka u adkeysan karin sida lo'da iyo gammaanka.
j) ๐๐๐ซ๐๐ง๐ญ๐ waa geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
x) ๐๐ก๐จ๐จ๐๐๐ข waa dhul ciiddiisu dibir tahay
kh) ๐๐ข๐๐ข๐ซ waa dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn ama dhooddi.
d) ๐๐ก๐๐ง๐จ waa biyo aad u dhanaan. 2. Dhul cusboole ah. ama dhane.
Ka faa'iideyso una faa'iidee asxaabtaada kale oo sii faafi
Maareynta waqtiga waxay wanaajisaa kheyraadka waqtiga.
Maareynta maskaxduna waxay wanaajisaa ilaha tamarta ee hal- abuurka.