25/10/2025
Ansixinta Manhajka Mideysan ee Waxbarashada Mihnadaha
BTVTC is a Technical School. Its mission is to provide training and empowering Women, Children and Youth of Somalia by using its experience and teachers.
Please Email [email protected] Bulsho Technical and Vocational Training Center (BTVTC) is an independent education center in Somalia. We provide vocational training and counseling. BTVTC is a non-profit, non-political community based organization that was founded in 2018 in Mogadishu by a group of Somali professionals to assist communities in Somalia affected by protracted conflicts and other natural and man-made calamities.
25/10/2025
Ansixinta Manhajka Mideysan ee Waxbarashada Mihnadaha
Bulsho Technical and Vocational Training Center 6 vs Ceelbuur 6
Kulanka furitaanka Ramadaan Cup ee Garoonka Banaadie ee Degmada Gubta
03/03/2025
Bulsho Technical and Vocational Training Center 6 vs Ceelbuur 6
Kulanka furitaanka Ramadaan Cup ee Garoonka Banaadie ee Degmada Gubta
Ramadaan Mubaarak
Asxaabteenna sharafta leh ee ku xiran Page-ka xarunta waxaan idinka codsaneynaa inaad follow gareysaan Tiktok-ga xarunta, fadla riix link-ga hoose
https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8tep4qxeta2&_r=1
28/12/2024
Mar kale Hambalyo Hon Ibrahim Adan Ali - Najah oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose.
Aabihi Waxbarashada Gobolka Shabeellada Hoose haddana ah Wasiirka Waxbarashada KGS Hon Ibrahim Adan Ali - Najah oo Bulshada Degmada Marka ku boorrinaya in ay ka faa'iideystaan wax barashada bilaashka ah si mustaqbalka dalka loogu faa'iideeyo.
Sidoo kale kormeeraha waxbarashada Gobolka Shabeellada Cabdiraxmaan Xiddig Armaan Malik shaqadiinna lama illoobi doono.
Mahadsanidiin
Waa ku soo nabad laabta Muqdisho safar shan maalmood qaadtay kadib.
Allaa ku mahadsan
Ciid mubaarak dhamaantii
19/03/2024
Kulan Darbi ah Anfaal Vs Ileys
Waana Daris Waxeyna Ka kala tirsan yihiin Waaxyada Barwaaqo iyo Ciise Cabdi.
Galagaduud Studium Gubta Sombac
Kasoo qeybgal Wacan.
Fadlan Sii Share gareeya.
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |