Dalladda Horumarinta Ee Talasamo Charity ayaa Gaarsiisay Agab waxbarasho Deegaanka Tuula Ooman Oo u dhaxeya wara dhuumale iyo Dhagaxyaale
Farxad ayeey notahay in Deegaanadu ku tartamayaan waxbarasho iyo wax wada qabsi
Talasamana waxeey astaan u tahay halgankaas dheer mahadi haka gaarto sama jeclayaasha.
Talasamo Charity
Dalladda hormarinta waxbarashada,cafimaadka iyo wacyi galinta Ee Talasamo Charity.
10/08/2025
SAWIIRO: Aqoonyahanno, dhaqaatiir iyo masuuliyiin ka tirsan dalladda Talasamo ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Ceel-Barafaange.
Ujeeddada booqashadooda ayaa ahayd inay kormeeraan iskuul ay halkaas ka hirgeliyeen dhalinyaro deegaanka u dhashay, kuwaas oo ka qayb qaatay horumarinta waxbarashada iyo wacyigelinta bulshada. Sidoo kale, booqashadan waxay ahayd mid lagu dhiirrigelinayo ardayda iyo guud ahaan bulshada deegaanka, si kor loogu qaado heerka aqoonta iyo fahamka arrimaha muhiimka u ah noloshooda
Abdalla Moalim Xasan”Sababta wax la idin barayo waa in aad naftiinna iyo tan dadkiinna ku anfacdaan.
10/05/2025
Sawirro: Dalladda Horumarinta Bulshada ee Talasamo ayaa agab waxbarasho oo ka kooban kuraas iyo miisas gaarsiisay dugsiga hoose/dhexe ee deegaanka Jaaw, oo hoos taga degmada Ceel Buur ee gobolka galgaduud, kana mid ah deegaannadii laga xoreeyay kooxaha Khawaarijta.
Ardayda deegaanka, oo tiradoodu kor u dhaafayso 200, ayaa baahi weyn u qabay kuraastan, waxaana ay markii h**e wax ku baran jireen sijaayaado.
Talasamo Charity
Waxeey u taagantahay tayeeynta jiilka soo koraya.
08/05/2025
Waxaan Bogaadineeynaa dadka Deegaanka Ceel raage Oo horumar weeyn kusii tilaabsanayay sanadihii u dambeeysay
Sigaar ah waxaan ku ammaaneynaa howshaan horumarka Deegaanka ceel raage Ganacsade Liban Ali Hashi Oo howshaan laf dhabar u ah.
25/04/2025
DUGSIGA HOOSE DHEXE EE IIDOOW.
Maanta ayaan kormeer ku tagnay school ka iidoow Oo ay dhigtaan in ka badan 130 arday Oo reer miyi ah.
School ka ayaa waxaa dhismihiisa iska kaashaday Dadka deegaanka qeeybihiisa kala duwan.
Runtii halkaa waxaa ka jiray baraarug bulsho kii ugu weeynaay.
Sidookale school kaas waxaa ku gaadaamnaay caqabad caqabado faradbadan,waxaan masuuliyinta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Ee uguna h**eeyo wasiir Mohamed Dore in ay sida ugu dhaqsiyaha badan halkaas ku gaaraan lana fariistaan dadka deegaanka.
TALASAMO CHARITY
Muqaal qurux badan iskuulka hoose/dhexe ee deegaanka Dabare.
Awoodda shacabka Markeey mideeysantahay xitaa Dowladda weey ka awood badantahay allahayoow Dadkeena u siyaadi fahamka wax wada Qabsiga,Waan u Mahadcelineeynaa Cid walba Ok kaalin ka qaadatay Qorrax joog iyo Qurba joogba.
Haddaad Caafimaad qabtid maskax ahaan waxbaad baran kartaa……..
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252