07/11/2022
waxa isoweydisay amiira oo kamid ah saxibda nagu xiran waxad isheegta cunto jirka tamar kahelayo?
wabadan yihiin cuntoyimka jirka kaheli karo tamar waxanse dooranay cunto laheli karo
1= UKUNTA / BAYD
Halkii ukun waxa kujira 6 gram oo protein ah iyo 70 kolori protein ka ukunta kujira ayaa jirka siiya awood iyo tamar sido kale waxa kujira baydka maadoyin kale oo muhim u ah nidamka cuntada kana dhigeysa in aad dareento dharag
2= BEERKA LODA
Beerka loda waa il muhim ah oo laga helo protein kaas oo jirka kasacidaya inuu helo tamar waqti dheer ah
Sido kale waxa uu qani kuyahay vitamin B12 hadii vitamin B12 kuyrado jirka waxa dhacaysa in tamar ta jirka hoos udhacdo qofkuna dareemo daal
3= KALUUN KA
Malaayga waa il laga helo protein vitamin B vitamin D jirkena hadii aan cuno kaluun wuxuu kahelaa tamar badan
4= CAANAHA
Caanaha waa cunto fudud hadana jirka siiya awood maalintii carbohydrate ka caanaha waxa kujira sokorta fudud sidaa lactose glactose waxana laga helaa awod
5= CUNTADA QOLOFTA LEH
Cuntada leh qolofka waxa laga hela kuna jira carbohydrate kaas oo naga cawiya sosarida tamar dagdaga sido kale waxaa kujira madoyin kle oo muhim ah sida potassium, Magnesium, iron sido kale wxa laga helaa protein jirka siiya tamar
Waxa kamida cuntadaan
Bariis ka
Digirta
Galyda
Qamadiga
6= MIRAHA
Miraha waxey qani kuyihiin macdan iyo vitamins taas oo jirka kacawinee inuu sosaro tamar sido kale carbohydrate taas oo jirka kawcinee sosarida tamar
Miraha waxaa kamida
Timirta
Mooska
Tufaaxa
7= QUDAARTA
Qudarta waxy kakoban thy walxo cunto oo soosara tamar sido kale qaarked waxa laga helaa protein yar iyo carbohydrate
Waxa kamida qudarta jirka kacawineeysa inuu sosaro tamar
Barakooliga
Koostada
Karootada
cunto kasta ee leh protein iyo carbohydrate jirka tamar ayuu kahelaa
๐ waxa jira sida amiira dad kle oo ubahan fadlan udheh
W/Q Dr Amiin Buubaal