Hagardiid primary and secondary school

Hagardiid primary and secondary school

Share

Waxbarasho

18/02/2026

Dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan somaalida
Ramadan wanaag
Allaha naga dhigo kuwii Alle u naxariisto oo Alle u dinbi dhaafo Allaha uu naarta ka xureeyo
Wadankana amni iyo barwaaqo Allaha noo siyaadiyo

Natiijada Imtixaanka Kalka 1aad - Hagardiid 07/02/2026

Ogeysiis Ogeysiis dhammaan Ardayda dugsiga Hagardiid Primary And secondary school waxaa la ogeysiinayaa natiijada in ay diyaar u tahay kana fiirsan mareegta hoose

Guul ayaan idiin rejeyneynaa dhammaantiin

Natiijada Imtixaanka Kalka 1aad - Hagardiid

21/12/2025

Ogeysiis
Maamulka iskuulka waxa ay ku wargelinayaan dhammaan Macallimiinta,waalidiinta iyo ardayda in uu iskuulku fasax yahay laga bilaabo maanta oo Axada taariikhduna ku beegan tahay 21-Dec waxaana dib loogu soo laaban doonaa ay taariikhdu tahay #27 December inshaa allah.

mahadsanidiin

Photos from Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir's post 29/11/2025

Fulin

Photos from Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir's post 28/11/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

23/11/2025

mahadsanid macallin

23/11/2025

الحمدلله رب العالمين Ardaydeenna oo dabaal degaya maalinta macallinka soomaaliyeed
21-November 2025 maalin nooga duwan maalmaha kale taariikh cusub oo qorantahay

hambalyo Hambalyo Hambalyo Hagardiid family.

29/10/2025

Dardaaran qiimo badan
Agaasime ustaad calasow

15/10/2025

Guuleyso masuul sare Pro.Muuke

We are proud to recognize the outstanding achievement of 𝐌𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐥𝐚𝐡i Mohamud Omar (Muke), Director of the Center for Research & Development, Capital University of Somalia, for his recent 𝐩𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 in the Journal of Somalia Studies titled: 𝐓𝐡𝐞 𝐑𝐨𝐥𝐞 𝐨𝐟 𝐒𝐮𝐩𝐞𝐫𝐯𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐧 𝐄𝐧𝐡𝐚𝐧𝐜𝐢𝐧𝐠 𝐓𝐞𝐚𝐜𝐡𝐞𝐫 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐢𝐧 𝐒𝐞𝐜𝐨𝐧𝐝𝐚𝐫𝐲 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐨𝐥𝐬 𝐢𝐧 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧, 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮, 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢.

Read the full article here: https://journals.co.za/doi/10.31920/2056-5682/2025/v12n2a4

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kawagodeey
Mogadishu