Banadir School BEST

Banadir School BEST

Share

Ku soo dhawaaw BEST SCHOOL
iskuulka waxa uu tiigsanayaa soo saarista
Arday xirfad leh nagu soo bir

26/12/2025
Photos from Banadir School BEST's post 22/08/2025

Banadir School BEST waxuu dadaal ugu jiraa siduu ku soo saari lahay Arday dhanka Technology ku fiican mustaqbalka neh lagu tashan karo

Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025
Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025

Ardayadaan waxay raadineysaa Meereyaasha mid kamid ah

Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025

Ardayda ugu fiican dhanka Kombuterka Qeybta Caruurta

Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025

Ardayda waxaa Lakala Baraa Gobalada iyo meelaha ay ku kala yaalan

Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025

Beerta ay abuureen Caruurta Iskuulka Banadir School BEST

Photos from Banadir School BEST's post 20/08/2025

Ardayda waxa ay qaadanayaan jimicsi si ay u daremaan Fir fircooni

18/08/2025

Waxaan bilaabnay course-ka QuickBooks oo aad ku baraneyso mudo gaaban
Waxaana xoogala la saaraayaa Practical waliba mid joogta ah waxaad neh ku baraneysaa qaab offline ah waxaad iska diwaan galin karta number Whatsapp 61 0448092

Photos from Banadir School BEST's post 10/08/2025

Maanta waxaa usoo idlaaday imtixaanka ugu danbeye ee Fasalada 1aad' 2aad iyo 3aad Alx

09/08/2025

Hambalyo Fasalka 3aad

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
0448092