19/03/2026
يهنّئ معهد المنهل للعلوم الشرعية جميع المسلمين بمناسبة عيد الفطر المبارك، راجيا لهم الخير والبركة.
عيدكم مبارك، كل عام وأنتم بخير.
Education
19/03/2026
يهنّئ معهد المنهل للعلوم الشرعية جميع المسلمين بمناسبة عيد الفطر المبارك، راجيا لهم الخير والبركة.
عيدكم مبارك، كل عام وأنتم بخير.
19/01/2026
مرحبًا بكم في معهد المنهل للعلوم الشرعية، حيث تبدأ الخطوات الأولى نحو التميّز.
هنا تُصنع الأحلام، وتُبنى القدرات، ويُرسم مستقبل مشرق بعزيمتكم واجتهادكم.
Muuqaalka imtixaanka Dhexe.
Sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Daawasho wacan.
AL-MANHAL waa hoyga aqoonta ee hamoogaan.
17/01/2026
بحمدِ الله وتوفيقه، اختُتم الامتحان النهائي للفصل الدراسي الأول للعام 2025–2026م، وسط أجواءٍ من الانضباط والجدّية.
وتتقدّم إدارةُ المعهد والمعلمون بالتهنئة إلى أبنائهم الطلاب، متمنّين لهم دوامَ التميّز والنجاح.
Ustaad ilyaas oo ka socday jaamacadda DAARUL-CULUUM ayaa u hambalyeeyey qalin jabiyaasha.
Daawasho wacan.
Goos Goos Quruxbadan oo ka tarjumaayo xafladda qalin jabinta dufcadda 12aad ee machadka shareecada Al-manhal.
Hambalyo ... Hambalyo.
2024-2025.
22/11/2025
Sawirada hadiyadaha macallimiinta.
Dufcadda 12aad.
2024-2025.
Naciimo C/shukuur Maxamuud waxa ay ka mid tahay ardaydii ka qalin badelatay machadka shareecada ee Al-manhal, waxa ay afka carabiga ku cabirtay dareenkeeda qalin jabinta.
Hambalyo .. hambalyo.
Dufcadda 12aad.
2024-2025
Ustaad C/wahaab Cawil Bootaan waa mid ka mid ah barayaasha jaamacadaha dalka, waxa uu qalin jabiyaasha siiyey waano ku filan.
Daawasho Wacan.
Dufcadda 12aad.
2024-2025
Maxamed Cismaan Geedi maamul kuxigeenka jaamacadda AL-CARABIYA oo hadal qiima badan ka jeediyey xafladda qalin jabinta dufcadda 12aad ee machadka shareecada AL-MANHAL.
Daawasho wacan.
Maamulaha dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL xaruunta (Ceelasha) Maxamed C/llaahi Dooyow oo qalin jabiyaasha siiyey dardaaran qiima badan.
Daawasho wacan.
Dufcadda 12aad.
2024-2025