17/06/2025
✅ OGEYSIIS MUHIIM AH
Dacar nutrition college waxaa uu qaadandoonaa fasalo cusub oo fogaan arag ah, koorso waliba oo dhameystiran waxaan ku sameynay qiimo dhimis WEYN, waana
Fasalada cusub waxay bilawan donaan: 22-6-2025.
Tirada Ardayda laqadanayo waa 30 arday oo keliye
✅ Casharada waxaa lagu qaataa .
✅ Casharo maqal iyo muuqaal ah (HD).
✅ Buuga koorso waliba oo free ah.
✅ Quiz aad isku tijaabisid isbuuc leh ah.
✅ Shahaado cadeyneysa dhameysashada koorska oo aqoonsi leh.
Nagala soo xiriir WhatsApp: 61 4719422/252614719421.
04/06/2025
Ogaysiis muhiim ah
Dhamaan ardayda waxkabarata Xarunta tabarada caafimaadka ee dacar nutrition college waxaa la ogaysiinayaa in xarunta ay xakad yar gilin doonto bixinta Cashiranta online ahaa ciidul adaha awgeed laga bilawo manta oo ay tariikhdu tahay 4-6-2025 waxaana cashiranta Dib ubilawan donaan: 10-6-2025.
10/11/2024
Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis
Dhamaan ardayda danaynayso Barashada Cafimaadka waxaa la ogaysinayaa in macahka tabarada caafimadka ee
Dacar nutrition college uu bilawayo tabaro cafimaad oo ay is kugu jiraan iyo .
NB: tirada ardyda laqadanayo weey xadidantahay fadlan yaa lagaa buuxinin ee horay ugaar
: 61 4719422/252 614719421
08/09/2024
✅ OGEYSIIS MUHIIM AH
✅ 3 MAADO KU BARO $10 DOLLAR
✅ Agust ONLINE LEARNING CLASSES
Dacar nutrition college waxaa uu qaadandoonaa fasalo cusub oo fogaan arag ah, koorso waliba oo dhameystiran waxaan ku sameynay qiimo dhimis WEYN, waana $10 US Dollar kaliya sedexdii koorso kasta.
Fasalada cusub waxay bilawan donaan: 12-9-2024.
Tirada Ardayda laqadanayo waa 30 arday oo keliye
✅ Casharada waxaa lagu qaataa .
✅ Casharo maqal iyo muuqaal ah (HD).
✅ Buuga koorso waliba oo free ah.
✅ Quiz aad isku tijaabisid isbuuc leh ah.
✅ Shahaado cadeyneysa dhameysashada koorska oo aqoonsi leh.
Nagala soo xiriir WhatsApp: 61 4719422/252614719421.
28/08/2024
Congratulations dhamaan ardayda dhamaysatay Tabaradkii kala duwaan eee xarunta soo bandhigtay bishii lasoo dhafay
03/07/2024
ah
Dhamaan bahda jecel waxbarashda gaar ahaan bahda caafimaadka waxaa lagu wargilinayaa in xarunta tabarada caafimadka ee Dacar nutrition college oo horay ugu barateen Barashada cilmiga caafimaadka gaar ahaan
( ) in ay qadanayso Training cusub bishaan gudaheeda.
: Waana bishii ugu horaysay oo qiima dhimis aad uwayn lagu samayay dhamaan Trainings
_
3 trainings kubaro qiimo: 5$
6 trainings kubaro qiimo: 10$
2 Diploma kubaro qiimo: 10$
For more information: 61 4719422/252 614719421
15/06/2024
Fasxa ciida carafo
Dhamaan macalliminta iyo ardayda xarunta waxaa la ogaysiinayaa in xarunta ay fasax tahay laga bilawo manta oo sabti ah tariikhduna ay kubegantahay: *15/6/2024* waxaana dib loo soo labanayaa *22/6/2024* oo kubegantahay malin sabti ah
*Mahdsanidiin*