Kaalin Technology

Kaalin Technology Halkaan waxa si free ah kaga baran karta dhamaan aasaasiyadka Barashada Technologyada. Sida; Graphic design, Basic Computer, Video Editing iyo kuwa kale.

Telegram: https://t.me/kaalintechnology

Fadlan naguso biir hada jeceshahay xirfadaha
Mahadsanid.

2024 OO SHALAY NOQDAY IYO 2025 OO MAANTA AH!. Hadii Shalay [2024] aad qorsheysatay Ahdaaf kala duwan oo aad rabtay in 20...
01/01/2025

2024 OO SHALAY NOQDAY IYO 2025 OO MAANTA AH!.

Hadii Shalay [2024] aad qorsheysatay Ahdaaf kala duwan oo aad rabtay in 2024 aad sameyso laakiin aad ka caajistay ama ee wax badan kula aheyd Sanadka! Ogoow hada maanta in [2025] kugu yimid.

Haddii Cimirigaaga uu raagana waxaad arkeysaa ayada oo Bari [2026] oo kugu dhasho, hadaadan maanta ka Tashanin oo aadan joojin is dhigashada iyo Mustaqbalka ayaan waxaas sameen doonaa!

Hadaa rabto inaad Naftaada Anfacdo ha sugin Waqtiga inuu kuu soo laabto, wixii ku dhaafay waa ku dhaafeen. 2024 waa tagay hadii aad xitaa 30% wixii aad ku hamineysay aad gaartay waxaa heshay GUUL WEYN.

Hada Ma leedahay Qorsho 2025 aad Ku talogashay??

https://t.me/kaalintechnology

Address

Mogadishu

Telephone

+252611106698

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaalin Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kaalin Technology:

Shortcuts

Share

Category