Axmed Daahir-Samakaab

Axmed Daahir-Samakaab

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Daahir-Samakaab, Education, Hodon digfeer, Mogadishu.

20/11/2022

Shirkada Exploration ee dowlada somaliya heshiska shidal lasaxiixatay ayaa sheektay in hadii baarintaanka shidaal uunoqdo mid guulaysta eey dowlada somaliya qaadan doonto dhan (5%),faa iidada shidaalka laga helana looqaybsan doono si isla eg (50%), halka canshuurta shirkadu bixi doontana eey noqon doonto (30%).

ga (5%) ah eedowladu helidoonto sida shirkadu shektay waa mid aad ogayar sida standard ka ah oo ah (12.5%) inkastoo uukabadan karo kana yaraan karo.

: Royalty: waa lacag eey dowladu heli doonto iyadoo lagu salaynayo inta fuusto eelasoo saaro maalin kasta iyo qiimaha shidalka.

Photos from Axmed Daahir-Samakaab's post 19/07/2022

■Maraykanku waawadanka eeshidaalka ogubadan soosaara dunida isagoo soosaara wax kabadan oofusto malinkasta.
■Waana wadanka eeshidalka ogubadan lasoodaga kudhowaad oofusto ayow sodhoofsadaa maalinkasta
maadaaba awsan kufilnayn shidaalka uusoosaaro.
■Waana wadanka eeshidalka ogubadan isticmaala kudhowaad oofusto ayaw isticmaalaa maalinkasta.
■Waana wadanka eekaydka shidaal ee ugubadan haysta dunida oodhan kaliya ayaa kashidaal badan.
■Ceelkii shidaal ee oguhoreeyay maraykanka waxaa laga qoday markii sanadku ahaa 1859 laga soobilaabo xiligaas ilaa hada ayaw maraykanku sosaarayaa shidaal.

Sidaasoo eeytahay somaali badan ayaa aaminsan ookudoodaya in maraykanku awsan wax shidaala sosaarin iyagoo qarkood kudodaya inuusanba lahayn wax shidaala halka qaarna kudoodayaan inaw leyahay shidaal lkn uudhaqalaysanayo uuna donayo inuu soosarto markii aduunka shidaal ku kadhamaado.

Photos from Axmed Daahir-Samakaab's post 04/07/2021

Liquefied Petroleum Gas ama (LPG) waxaa loyaqanaa gas ka soomaalidu cuntada kukarsato kuna jira haamanka idiinmuuqda.

MUXUU KASAMYSAN YAHAY?
Wuxuu kasamaysan yahy labo compounds oo kala ah (C3H8) iyo (C4H10)

Caadiyan LPG waa gas (at normal pressure and tempreture) lkn waxaa loobadalaa marka lakeey dihaayo dareere (Liquid form) iyadoo lacadaadihaayo ( Compression) ama laqaboojihaayo ( refrigeration)
Sidaa darteed markuu haamanka kujiro waa dareere halka markii lafuro hanta uusobaxayo isagoo gas ah mxaayeelay cadaadiskii (Pressure) gudaha kuhayay ayaa kayaraaday sidaas ayuuna gas isugu badalayaa.

SIDEE LOSOSARAA LIQUIFED PETROLEUM GAS (LPG)?
gas kaan gooni looma soosaaro lkn waxaa lasoosaaraa isagoo kumilan Oil ka dareerahaa iyo Natural gas ka dabadeed marka lasifaynayo saliida iyo natural gas ka ayaa gooni loosaaraa sidaas ayaana lagu suuq geeyaa.

MAXAA LOO ISTICMAALAA LIQUIFED PETROLEUM GAS (LPG)?
Waxaa loo isticmaalaa
1- shidaal ahaan in eey isticmaalaan baaburtu (automotive fuel) badalka petrolka iyo deliesel ka Waliba matoorada isaga ayaa ugafiican shidaalada kale elagushubo sida (Petrolka iyo Diesel ka) mxaayeelay isaga waxaa kuyar maadoyinka matoorka waxyeeleeya sida dioxide iyo oxide
Wadamada sida aadkaa shidaal ahaan ugu isticmaalana waxaa kamida Japan iyo Australia.
2- in wax lagu karsado (domestic use for cooking and heating)
3- in warshaduhu shidaal ahaan u isticmaalaan (Industrial fuel) sidookalena u isticmaalaan maada qayriin ahaan (raw material) si chemicals kala duwan usoosaaran.

Waxan qalday kasax waxaan katagayna kudar

By Axmed Dahir Ali

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hodon Digfeer
Mogadishu