26/05/2026
Happy Eid Al-Adha to all. May Allah accept your dua and prayers, and bless you and your family with peace, happiness and prosperity.
SAVA Institute is a research education platform for capacity building & development. #Education #SAVA
26/05/2026
Happy Eid Al-Adha to all. May Allah accept your dua and prayers, and bless you and your family with peace, happiness and prosperity.
26/05/2026
It is our pleasure to announce that our board of directors elected Mohamed Sheikh Hijaz Junaid as the new "Deputy Director" and we wish him success and looking forward to working with him.
Mohamed is a youth activist and researcher who is a leading example of hard work, dedication and trust. Also someone who changes plans into actions that works with our long-term vision.
20/03/2026
"May Allah bless you with Health, Wealth and Happiness on this special day".
28/12/2025
Waxaa sharaf inoo ah in Prof. Abdirahman Macalin Axmed Ablaal nagala soo qeybgalo bandhigga buugga "YOHOON".
26/12/2025
Waxaa sharaf inoo ah inaan kugu casuumno BANDHIGGA BUUGGA "YOHOON" maalinta sabtida habeenkeeda.
๐
Taariikhda: 28 Diseembar 2025
โฐ Saacada: 07:40 PM
๐ Goobta: Rayan Hotel, KM5
โ๏ธQoraaga: Sharmaarke Hassan
Kasoo qeybgalkaaga waa inoo muhiim.
08/02/2025
Get the latest tech updates
03/01/2025
Ku Soo Biir Seminar-keena Xiisaha Leh! ๐
๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐ฐ ๐ฌ๐๐ (๐๐ข๐ฉ๐ข๐ฎ๐ฌ๐ข ๐๐ข๐ข๐ญ๐จ๐ข๐ด๐ฉ๐ช๐จ๐ข ๐๐ณ๐บ๐ฑ๐ต๐ฐ ๐ช๐บ๐ฐ ๐๐ถ๐ณ๐ด๐ข๐ฅ๐ข๐ฉ๐ข ๐๐ ๐๐ช๐ญ๐ญ๐ช๐จ๐ข๐ฏ)
Ma rabtaa inaad ogaato sida AI iyo Cryptocurrency ay u bedeli karaan maalgashigaaga? Fursadan ha ka seegin!
๐ Goobta: KM5, Hodan, Hano Academy
๐
Taariikhda: 3-da Janaayo 2025
โฐ Waqtiga: 3:00 Galabnimo
Speaker: Ahmed Jamal, Khabiir ku takhasusay AI iyo Crypto, ayaa kula wadaagi doona xirfado iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan sida aad uga faaโiidaysan karto isbeddelada cusub.
AI Crypto Solutions โ Ka qeybgalkaaga waxa uu noqon karaa tallaabo weyn oo aad h**e ugu qaadayso xirfad cusub iyo fursado horumarineed!
23/12/2024
30/05/2024
Waxaan shaqaalaha, madaxda, ganacsatada iyo dadka waaweyn u soo kordhinay koorsooyin cusub oo ay xaqiijin karaan inta ay ku jiraan howl maalmeedkooda.
Adoo shaqeysanaayo xaqiiji hadaf.
30/05/2024
Dear Students,
Waxaan idinku casuumeynaa tababarka "STUDY SKILLS" oo aan khamiista June 06, 2024 08:30 am ku qaban doono hall-ka SAVA Institute dhammaan ardayda way kasoo qeybgali karaan.
Tababarka waxaad ku baran doontaa:
- Exam Strategy
- Time Management
- Effective Memory Technique
- Visual Memory
- Personal Development
Si aad isku diiwaangaliso, buuxi foomkan: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdeFL_dDLKDtvFnWdtpUydnUW1yb86OUxW_GyVjcfPtBrk4sg/viewform?usp=sf_link
Waxaan idiin rajeyneynaa inaad wax badan ka faaiidi doontaan. Kasoo qeybgal wanaagsan. Mahadsanidiin.
Registration Form SAVA Institute Training and Capacity Building Program. STUDY SKILLS COURSE - Exam Strategy - Time Management - Effective Memory Technique - Visual Memory - Personal Development
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |