Hamud Sheikh Abdi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamud Sheikh Abdi, Tutor/Teacher, 0615195344, Mogadishu.
28/11/2024
بسم الله الرحمن الرحيم
Hambalyo
GOLAHA WADA-TASHIGA WAAQBIYO waxa uu hambalayo u dirayaa walaalkeen Sheekh Maxamed idiris oo loo magacaabay in uu noqdo Gudoomiyaha Deegaanka Mareereey oo ka mid ah deegaanada Hoos taga Degmada Jowhar Ee Maamulka G.Sh.Dhexe.
Alle waxaan uga baryeynaa in uu shaqada culus ee loo dhiibay u fududeeyo Mas,uuliyadana Si Allle ka cabsi ah u guto.
Congratulations.
05/09/2024
.......GOLAHA WADA-TASHIGA WAAQBIYO......
Walal macan sadaali kulanka Ciyaarta beri
FC GUMBE VS FC DHAAIFO
05/09/2024
GOLAHA WADA-TASHIGA WAAQBIYO
Walal sadaali kulanka Ciyaarta beri insha
FC MOYKO IYO FC KALUUNDI
25/08/2024
إنا لله و إنا إليه راجعون
Waxaa isoo gaartay geerida Adeerkey Yuusuf Bulle Cali oo ku geeriyooday magaalada Jowhar Adeer Alle ha u naxariisto kitaabkiisana Midig Alle haka siiyo Ehelkana Samir iyo Iimaan Alle haka siiyo
Aamiin
23/08/2024
Qofka waxa uu Sharaf leeyahay markii Meel walba uu tagayo laga qadarinaayo lana ixtiraamayo Jimce wanaagsan jaalayaal.
23/08/2024
Hormar wacan
GOLAHA WADA-TASHIGA WAAQBIYO
Ayaa waxuu soo saaray isku aadka koobka Groupyada 10ka Tuulo ee waaqbiyo ween
Kaasoo ka shaqeen doono in ay is dhaxgalaaan
Dhalinta beel weynta waaqbiyo ween
Golaha wadatashiga waaqbiyo ayaa markasta u taagan hiigsiga dhalinta ineey kor u qaado kana shaqeyso is dhaxgalka arimaha bulshada insh allh
Bulsho weenta waaqbiyo waxan leenahay guleysta
26/01/2023
Gudoomiyaha Golaha Wada-Tashiga Waaqbiyo Eng:Cali Cabdulaahi Xuseen Shaamow Iyo Xog-hayaha Guud ee Golaha Wada-Tashiga Waaqbiyo Hamud Sheikh Abdi .
Habeen Wanaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
0615195344
Mogadishu