22/08/2026
Saameynta Libaaxyada Alamtara ee boqolkii maalmood ugu horreeyay ee barnaamijka Digital Creators in Somalia π
Empowering Somali youth with digital skills & entrepreneurship. Join us at Alamtara Institute to unlock your potential and shape the future.
Alamtara Institute is dedicated to transforming the future of Somalia's youth by addressing the critical challenges of high unemployment and entrepreneurial hurdles. With a focus on digital empowerment and fostering an entrepreneurial spirit, we aim to equip young Somalis with the skills needed for the digital age. Our mission is to nurture job creators, not just job seekers, by providing them wit
22/08/2026
Saameynta Libaaxyada Alamtara ee boqolkii maalmood ugu horreeyay ee barnaamijka Digital Creators in Somalia π
22/08/2026
Nuxur-abuureyaasha Alamtara waxay boqolkii maalmood ee ugu horreeyay Alam Fellowship ku qaateen π¬π‘ππ§ π±π’π«ππππ¨π¨π oo ay bixinayeen π₯π’π± πππ«π«π oo ehel u ah kuna shaqeeya xirfadahaas, halka ay la kulmeen π¬πππππ± π¦ππ«ππ’ oo khibrad-wadaag u sameeyay.
Boqol maalmood oo bilow u ah safar Soomaaliya wax ka baddali doona.
21/08/2026
Saddex xaqiiqo oo aadan ka ogayn barnaamijka Alamtara Digital Creators
19/08/2026
Markii Alamtara team si kadis ah waddooyinka ugu kulmaan, saan lee ka filo.
18/08/2026
Maanta waxay Nuxur-abuurayaasha Alamtara u dabaaldegeen 100-kii maalmood ee ka soo wareegtay maalintii uu bilaabmay barnaamijka Alam Fellowship, waxa ayna barteen shan xirfadood oo kala duwan.
18/08/2026
Boqol maalmood oo xirfad-barasho, nuxur-sameyn iyo bulsho-caawin ah, ayaa noo soo dhammaatay Alam Fellowship.
Magacyada Content Creator-ka ayaa ku suntanaa dadaal, dhirranaan iyo saamayn, boqolkaas maalmood.