Nur Ali Guleed

Nur Ali Guleed إن الله يعلم ما في الصدور

25/07/2026
06/07/2026
SHAN NOOC OO DUMAR AH OO AAN KU NAGAAN GUURKA oo furriin uun u taagan cajiib !1: Haweenka Ugu Quruxda Badan- Waxay u baa...
29/11/2023

SHAN NOOC OO DUMAR AH OO AAN KU NAGAAN GUURKA oo furriin uun u taagan cajiib !

1: Haweenka Ugu Quruxda Badan

- Waxay u baahan tahay ruux qurux badan oo keliya inuu guursado.
- dalab fara badan ayaa kaga yimaado rag badan oo kala duwan quruxdeeda darteed,
-Haween badan oo qurux badan ayaa weli guursan, waxaadna la yaaban tahay waxa ku qasbay
- Quruxdooda raasamaal lacag samayn ah ayay u adeegsadaan.

2: Haweenka ugu aqoonta badan

- Haweeney haysata shahaado, Masters, PhD inay ku sii jirto guurka, waa nimcada Eebbe.
- Aqoontooda ayaa ka dhigaysa kuwo madaxbannaan oo si xor ah u noolaata
-Booqo xafisyada shirkadaha, dumarka ugu darajada sareeya iyo taajiriinta waa doob, ama mid la furay.

3: HAWEENKA QOYSASKA QANIGA AH KA SOO JEEDA

- Haweenka ku hoos koray qoysaska qaniga ah way ku adag tahay inay guursadaan, sababtoo ah waxay rabaan deegaankii ay ku soo koreen oo kale iney ku noolaadaan markay guursadaan.
- Waxay rabaan inaan lala talin iyaga oo iyagu saygooda wax u sheegaan uuna ku shaqeeyo amatkooda

4: HAWEENKA FURRIINKU KU BATAY OO LABA MAR KABADAN LA SOO FURAY

- Inta badan dumarka leh calaamadaan ma laha niman, waxay ku jirtaa mar guurso marna iska fur marna sug inta aad nin kale ka heleyso.
- Ma jiro wakhti ay ku qabato shaqada gurigeeda.
- Ma jiro wakhti ay ku daryeelaan nimankooda.
-Nimankoodu iyaga ma talin karaan, waayo, waxay maqlaan erayga ifur oo deg deg ah.

______Sheeko yar oo gaaban______

Waxa aad helaysaa nin phd sita oo tuulo aaday oo naag fasalka 5-aad ah guursaday,
muxuu raadinayaa???
Sababtoo ah taasi waa tii si fiican u fahmi lahayd una ixtiraami lahayd.
Afaf ku hadasha weligaa naag kaa dhigi mayso, naag is-hoosaysiiya uun baa guur ku sii jiri doonta ee quruxda iyo wixii la mid ah kuma sii jiri doonto.
Waan ogahay inaad fariintan ka soo horjeeddo, laakiin mar kale akhri intaadan ka hor iman

5. Khamriga ama naagaha calaacalaha ah.. ragga badankoodu ma rabaan inay la degaan dumarka noocaan ah,
laakiin haddii ay doonayaan inay hal habeen lakulmaan, yaa aabbe u ah cuniga ay dhasho. kaliya garac iyo orod.

Sida lagu arkay app-ka 🔵

Sawirka tusaale ahaan

Hadii aad ku taabato, aniga ha ii tagin🏃🏃🏃

20/11/2023
Greate  photo 📸 📷
20/11/2023

Greate photo 📸 📷

Mogadishu, Somalia 🇸🇴

01/10/2023
Waa ku waan labada calamadood ee la isku khalday Farqi wayn baa udhexeeya “Rainbow” Qaansaroobaad iyo LGBT Flag . Qaansa...
23/09/2023

Waa ku waan labada calamadood ee la isku khalday

Farqi wayn baa udhexeeya “Rainbow” Qaansaroobaad iyo LGBT Flag .
Qaansa roobaad 7 Midab bay ka koobantahay . Calanka LGBTga 6Midab buu ka koobanyahay wax xataa laysku khaldi karo maaha.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615488481

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur Ali Guleed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nur Ali Guleed:

Shortcuts

Share