Dr.Fartun Orey

Dr.Fartun Orey

Share

Caafimaad qabka caruurteena

07/08/2026

Gabdhaheena Somaliyeed, naftooda iyo tan ilmahoodaba wexey halis ugashaan dhaqamadan oo kale.

26/07/2026

Baro aqoonta iyo xirfadaha muhiimka ah ee farmashiyaha adigoo ka faa’iidaysanaya casharro aragtiyeed iyo tababaro gacanta lagu qabto kuna salaysan jawiga shaqada dhabta ah ee farmashiyaha.

π„π¬π¬πžπ§π­π’πšπ₯ 𝐏𝐑𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐲 𝐏𝐫𝐚𝐜𝐭𝐒𝐜𝐞 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦 waa barnaamij ay si wadajir ah u qabanqaabiyeen Isbitaalka Dr. Sumait, SIMAD Institute for Global Health - SIGHt, iyo Somali Pharmacists Association, looguna talagalay ardayda, qalin-jabiyeyaasha, iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee doonaya inay horumariyaan xirfadahooda farmashiga.

Iska diiwaangeli hadda: https://bit.ly/4cjgDSa

17/07/2026

Ka badbaadi ilmahaaga dhimashada iyo naafada howracatada.

05/07/2026
28/06/2026

Dhibaato weyn ayey is cadeyntu ku heysaa gabdheheena

27/06/2026

Aniga, Dr Socdal iyo Ardayda aan macaliminta u nahay ee MD08 kuliyada cafimaadka ee jamacada SIMAD University, Oo ay usoo dhamaatay 6sano oo waxbarashadooda ah.

21/06/2026

πŸ“’ Coming Soon! 🌍
Get ready for the 2nd Annual Scientific Conference 2026 of the Somali Medical Association
Theme: Health, Rights, and Ethics.

18/06/2026

Cayaarta ilmuhu waa ay ku koraan.

07/06/2026

Ilmaha carafta uma ficna caafimaadkooda ee laga ilaaliyo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Sarta Al-Baraka, Xiireey Qaasim Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00