13/02/2022
OGAYSIIS...
Hambalyo dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa mar kale dib u bilaaban doona tababaradi kobcinta xasuusta awoodda maskaxda oo ay bixin donto xaruunta tababarada A_plus.
Hadafka Tababarada:
1. Barashada qaab xifdinta fudud
2. Barashada Xasuusta waarta