15/06/2025
Kusoo dhowoow machadka stay afloat institute oo bixinayo specifically course ee Javascript, Adigoo ku baran Doona course Kan
www.stayafloatinstitute.co.za
1. Fundamentals of Javascript .
A. Variables and Data
Types
B. Control structure
C. Functions
2. Advanced Topics
A. Objective _Oriented programming
B. Asynchronous programming
C. Dom manipulation
Waxii faahfaahin ah kala xeriir WhatsApp 068 323 4551
15/06/2025
UMA DHIB BADNA SIDA AAD KA CABSANEYSID:
In badan ayaa dhib ku qaba u adeegsiga luuqadda English ka nolosha, wabarashada iyo ganacsiga illaa ay dadka qaar gaareen in ayba ka quustaan barashadiisa kadib sanado ay daba taagnaayeen
Dabcan weli waxaadan helin caawinaadii aad u baahneyd.
Ku soo dhowow collage keena fasalada barashada luuqadda English ka & business courses & IT course & iyo xirfaddo kale oo dheeri ah :
๐น English: Common European framework of Reference for Language ( CEFR) ๐น
**********
โ Iska diiwaangeli halkan si aad noogu soo biirtid: +27 068 323 4551
โHalkaan ka Eeg koorsooyinka kale: www.stayafloatinstitute.co.za
Nagala soo xiriir WhatsApp:
๐๐ฝ +27 68 323 4551
๐๐ฝ +252615812688
06/06/2025
Ciid wanaagsan dhammaan bulshadeenna meel walba aad dunida daafaheeda ka joogataan.
Munaasabadda ciidda awgeed waxaan qiimo dhimis ku sameynay dhammaan koorsooyinka collage ka uu bixiyo.
Waxii faahfaahin dheeraad ah kala xeriir WhatsApp ka 615130259
02/05/2025
๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐ก๐๐๐ข ๐๐ก ๐๐จ ๐๐๐ ๐๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ญ๐จ ๐๐ข๐ซ๐๐๐da ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ข ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ซ๐!
๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ Ayaa Hadda Diyaar Kuu Ah! Haddii Aad Rabto Inaad Kor U Qaaddo Xirfadahaaga computer ka, Oo Aad Noqoto Qof Khibrad Sare Leh Oo La Tartami Kara Suuqa Shaqada, Tani Waa Fursaddaada Ugu Weyn!
๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ง?
๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ: Faham Guud Oo Ku Saabsan computarrada Iyo Sida Loogu Shaqeeyo.
๐๐ข๐๐ซ๐จ๐ฌ๐จ๐๐ญ ๐๐จ๐ซ๐: Habaynta Qoraalladaaga Si Xirfad LehโBuugaag, Warbixinno, Iyo Qoraallo Kale.
๐๐ข๐๐ซ๐จ๐ฌ๐จ๐๐ญ ๐๐จ๐ฐ๐๐ซ๐ฉ๐จ๐ข๐ง๐ญ: Sameynta Bandhigyo Xirfad Leh Oo Soo Jiidasho Leh.
๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ & ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ: Sida Xirfadlayaasha U Isticmaalaan Shabakadda Iyo Email-Ka Si Waxtar Leh.
๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ง?
Waxaad Noqon Doontaa Qof Xirfad U Leh Shaqooyinka Xafiisyada, Ganacsiga, Iyo Maareynta Xogta.
Waxay Kuu Sahlaysaa Inaad Si Kalsooni Leh Ugu Tartanto Shaqooyinka Xirfadeed Ee Heer Caalami.
Waxaad Noqon Doontaa Mid Ku Tartama Suuqa Shaqada Iyadoo Xirfadahaagu Sare Yihiin.
๐๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐๐ฎ๐ฃ๐ข ๐๐ข ๐๐๐ ๐๐ฌu๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐
Whatsapp 61 5789151
๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐, ๐๐จ ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ฒ๐!
www.stayafloatinstitute.co.za
02/05/2025
kaalinteennu waa kobcinta garaad ka hoggaamiyaha berrito.
Collage ka waxaa kugu diyaar ah kooraska hoos kaaga muuqdo Stay Afloat institute East Africa hadaba kusoo biir college ka iska diiwaangeli 61 5789151
Ama booqo Website keenna mahadsanid
https://www.stayafloatonstitute.co.za
16/03/2025
Ma dooneysaa inaad barato Luqada English ka sida luqad labaad? Ha ka waabanin! ๐
Stay Afloat, waxay kuu diyaariyeen macallimiin si fiican u tababaran ayaa halkan u jooga inay ku gu hogaamiyaan barashada Luqada English ka adigoona ku baranayso Qorista, ku hadalka , iyo Akhrinta Luqada English. Waxaana bixinnaa casharro duuban oo kuu sahlan in aad fahamto aadna heli karto wakhti kasta oo kugu habboon .
Ma dooneysaa in wax
Iska badasho barashada luqada English ka ? Waxaan sidoo kale bixinnaa Qayb Live oo si toos casharrada ugu qaadanayso oo video ah inagoo kuu diyaarinay maclimiin Khibrad u leh barida Luqada English ka .
Qaybta ugu wanaagsan? Qiimahuna waa qiimo aad u hooseeya oo macquul ah!
Ha ka maqnaan fursaddanโiska diiwaangeli maanta! Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo website ka StayAfloat www.stayafloatinstitute.co.za.
Fadlan xor u noqo inaad nala soo xiriirto wixii su'aalo ah +252 61 5789151 / +27 75 048 3803 / +27 63 053 6364.
Stay Afloat Institute
03/02/2025
๐ Join others around East Africa in learning English as a second language with Stay Afloat Institute! ๐โจ
It really simplifies the learning process. Take advantage of our low prices, and youโre guaranteed to speak, write, and read in English after completing the course.
Sign up today! www.stayafloatinstitute.co.za +252 61 578 9151 / +27 75 048 3803
10/01/2025
๐ Welcome to StayAfloat INSTITUTE! ๐ We're your go-to online training and development school, dedicated to empowering individuals with the skills needed to thrive in today's competitive marketplace.
๐ Our diverse range of classes includes:
- **English Language** - Perfect for ESL learners aiming to enhance their communication skills.
- **IT Basics to Advanced** - From foundational concepts to advanced tech skills, we cover it all!
- **Personal Development** - Unlock your potential and transform your mindset for success.
- **Photography & Videography** - Learn the art of capturing moments with professional insights.
- **Academic Support** - Tailored assistance for college and university students to excel in their studies.
- Job Readiness program - Interview coaching/ orientation and CV writting
www.stayafloatinstitute.co.za
Join us on a journey of growth, learning, and endless possibilities! Together, letโs equip you with the skills to stay afloat and thrive in your career. ๐โจ
Stay Afloat Institute
Learning often happens in classrooms but it doesnโt have to. Use Eduflow to facilitate learning experiences no matter the context.
31/12/2024
Stay Afloat Institute we wish you a prosperous New year - 2025
Enrol with us for your Personal development and increase your chance of ceasing opportunities.
Visit our website - www.stayafloatinstitute.co.za
+252 61 5130259