Al-huda school of learning mathematics and languages

Al-huda school of learning mathematics and languages

Share

kani waa bage-ka Rasmiga ah ee macalin sulaymaan. fadlan kusoo biir bage-ka Mahadsanid

30/11/2025

Xafladda xuska maalinta maclimiinta soomaaliyeed 21 November oo lagu qabtay maleele halls ku yaala towfiiq maamulka iskuulka bareefadka Al-huda school ustaad
Sulaymaan cabdullaahi maxamed ayaa kaalin weyn ka qaatay qab soomidda xafladda inuu sanadkaan hall lagu qabto hotel ah
Maadaamo xafladda sanad ay ka du wan tahay sanadihii la soo dhaafay

Al-huda school wuxuu markaan cagta saaray inuu soo bandhigo guul lal badan uu sameeyey maamulaha guud ee bareefadka Al-huda school

Ustaad sulaymaan cabdullaahi maxamed

Maamule waxaa tahay nin how kar ah jecel hormarka iyo quruxda iskuulka maamule guuleeso

Al-huda school wuxuu ku yaalaa buundada korkeeda gaar ahaan dhabarka dambe ee iskuul maxamuud mire daris layahay

Nagala soo xariir Tell 0618333715 ama what's appka

27/11/2025

Maamo faaduma oo ka socotay waalidiinta ubadkooda wax ka bartaan bareefadka Al-huda school
Oo iyada kalmad mahad noq ah ujeedisay maamulka iskuulka iyo maclimiinta ku amaantay tayada iyo waxbarashada uu bareefadka Al-huda school uu caan ku yahay loogu bartay oo kuu sii dheeri ah deg deg siimo ubadkaaga laguugu soo saaraa ayaan ku dooranay bareefadka Al-huda school oo maamule ka ah
Ustaad sulaymaan cabdullaahi

Halkaasna hambalyo u dirtay dhammaan maclimiinteeda soomaaliyeed ee ku Howlan waxbarashada

27/11/2025

Ishwaaq oo iyadana inta xafladda xuska maalinta maclimiinta soomaaliyeed lagu gudi jiray oo halkaas iyadana farxadda la qeyb satay maclimiinteeda qudbad soo jeedisay
Happy teacher's day 💖 ka soo jeedisay hoolka xafladda ka socotay

27/11/2025

Ardayda iskuulka wax ka barata hoolka inta lagu sugnaa oo iyaguna farxadda maalinta maclimiintooda la qeybsaday
Halkaas qudbad ka soo jeediyeen
Xafladda xuska maalinta maclimiinta soomaaliyeed 21 November 2025
Samar waxaaan ku leenahay ustaad mahadsanid

27/11/2025

Ardayda iskuulka wax ka barata bareefadka Al-huda school iyagana halkaan qudbad soo jeediyey inta lagu gudi jiray xafladda xuska maalinta maclimiinta soomaaliyeed 21 November

Aniso mahadsanid ustaad
Happy teacher's day 💖 sida aad farxadda nala qeybsatay ku leenahay

27/11/2025

Ustaad axmed oo hoolka xafladda lagu qawanaayey soo gaaray xuska maalinta maclimiinta soomaaliyeed 21 November
Oo ka mid ahaa marti sharaftii halkaas lagu casuumay soo dhawow ustaad

27/11/2025

Ustaad cabaas oo kamid ah maclimiinta wax ka dhigta bareefadka Al-huda school
Oo qudbad aad u macaan badan jeediyey
Xafladda xuska maalinta maclimiinta kalimateen

27/11/2025

Ustaad cabaas macalimiinta bareefadka Alhuda wax ka dhiga oo hoolla xafladda ku soo biiray
Ustaad cabaas ku soo dhawow hoolka xafladda
Happy teacher's day 💖

27/11/2025

Happy teacher's day 💖
Macalinka Englishka dhigo oo hoolka xafladda ku soo biiray
Ustaad maxamed soo dhawow

27/11/2025

Maalin xasuus ah oo taariiqda idin xusu doonto ardaydeena sida quruxda badan aad noo garab istaag teen anagana garabkiina nahay
Hadii aan nahay maclimiintiina
Waxaa naga go an inaan aqoon tayadeedu sareeso inaan idinku barbaarino insha allaah

Happy teacher's day 💖

27/11/2025

Dhammaan ardayda wax ka barata bareefadka Al-huda school iyo waalidiinta waan kaga mahad celineenaa sida quruxda badan aad ugu qeyb qaadateen xafladda maalinta maclimiinta soomaaliyeed 21 November 2025
Happy teacher's day 💖 💓

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Buundada 1aad
Mogadishu