02/09/2026
Waxaan ku wargelinaynaa dhamman waalidiinta ardayda iyo daneeya yaasha waxbarshada dugsiga in 5-sep dib loo furidoono sanad dugsiyeedka cusub ee 2026-2027.
Isdiiwaangelinta ardayda cusub waxay ka socotaa iskuulka. Waxbarsho tayaysan iyo dadaal joogta ah ayaa inoo ballan ah.
FG: waxaan soo gudbinaynaa waxyaaha ka reeban dugsiga iyo waxyaabaha loo ogol yahay intaba.