01/04/2026
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Al -Aqsa Intitute Of Languages - Baidoa Somalia
01/04/2026
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
19/03/2026
بسم الله الرحمن الرحيم
Anagoo ah Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Al-Aqsa Institute Of Languages waxaan Hambalyo diiran u diraynaa dhamman Muslims inta meel kasta oo ay joogaan munaasabada barakaysan ee ciidul-Fidriga
Ciid wanaagsan.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Confabulation
Debate between two people.
Maamulaha Guud ee Al -Aqsa Institute Of Languages AIL Baidoa Somalia
Ustaad Muhsin Sheikh Mukhtar ayaa ugu hambalyeey dhamman bahda Al-Himma International Academy mid kamid ah Guulaha waxbarashada oo ay gaareen.
25/12/2025
بسم الله الرحمن الرحيم
Anaggoo Ah Mamulka Iyo Macallimiinta Machadka Al -Aqsa Institute Of Languages AIL Baidoa Somalia Waxaan Halkaan Hambalyo ugu diraynaa
Dhamaan Maamulka, Macallimiinta,iyo Ardayda -Himma ee Magaalada Baydhabo Oo maanta Usoo gabagaboobey qeybo kamid ah riyooyinkooda
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.