Faculty of medicine and surgery-MUST

Faculty of medicine and surgery-MUST

Share

education

Photos from Faculty of medicine and surgery-MUST's post 16/10/2023

Alla Mahadddiis, waxaa xarunta dhaxe ee Jaamacadda maanta kaqabsoomay barnaamijka wacyigalinta kansasarka kudhaca naasaha"Breast cancer awareness".
Barnaamijkaan waxaa jaamacadda kasaaciday Wasaaradda caafimaadka JFS & Midawga dhaqaatiirta soomaaliyeed.
cancer awareness.
Self Examination.
Ministry of Health- Somalia
Somali Medical Association
Modern University for Science and Technology

Photos from Faculty of medicine and surgery-MUST's post 26/08/2023

Mogadishu, August 25.

Cisbitaalka mataanka la ah jaamacadda ee IBNU-SIINA SPECIALIZED HOSPITAL, waxaa si habsami leh uga qabsoomay imtaxaanka caalamiga ah ee PROFFESSIONAL EXAM oo ah imtaxaan lagu qiimeeyo heerka aqoonta iyo kartida shaqo gudasho ee ardayda barata kulliyadda cilmiga daaweynta iyo qalliimada (FACULTY OF MEDICINE AND SURGERY).

Dhammaan macallimiinta ah dhakhaatiirta ee isugu jirtay Ajaanibta iyo Soomaalida waan uga mahadcelinaynaa dadaalka ay ardayda galiyeen.

Dhammaan ardayda ka qaybgashay imtaxaanka iyo waalidiintoodii ku soo dadaalay waxaan u rajaynaynaa guul.

Mahadsanidiin

EXAM

25/08/2023

Ardada dhigata kulyada daawada caafimaadka iyo qaliimada oo ka hadlaya imtixaamka qiimaynta PROFFESSIONAL EXAM oo usoo idlaaday kahor bilaabashada sanadka tababarka INTERNSHIPKA

GUUL IYO HORMAR U RAJAYNAYNAA DHAMAAN DHAQAATIRTA CUSUB

MUST - FACULTY OF MEDICINE AND SURGERY

17/08/2023
29/07/2023

Admision is open

28/07/2023
Photos from Faculty of medicine and surgery-MUST's post 01/07/2023

Ardada maraysaa marxalada ugu dambeysa sanad waxbarasheedka jaamacada semesterka ugu dambeeye (semester 10) aayaa laga qaaday imtixaamk kor loogu qaadaya aqoontooda ee loo yaqaan (OSPE) OBJECTIVE STRUCTURED PRACTICAL EXAMINATION

Waxan u rajaynaynaa dhamaan guul iyo hormar

MUST-faculty of medicine and surgery

Photos from Faculty of medicine and surgery-MUST's post 01/07/2023

Waxa si habsami leh lagugu soo gabagabeye imtixaamka AFKA AH(oral examination) aradada cusub iyo ardada qaybaha dhexa maraya waxbarashada kulyada caafimaadka daawada iyo qaliimada

WAXAN ARDADA DHAMAAN U RAJAYNAYNAA GUUL IYO HORMAR

MUST- faculty of medicine and surgery

Photos from Faculty of medicine and surgery-MUST's post 01/07/2023

Arday dhigata sanadka waxbarashadeedka koowaad semesterkooda labaad kulyada caafimaadka daawada iyo qaliimada ayaa loo sameeye tababar la xariira sida loo cabira calaamadaha aasaasiga u ah nolasha (VITAL SIGNS) iyo sida loo sameeyo duriinka

PRACTICAL JOGTA AH WAA ASTAANTEENA
WAXA INAGA GO’AN SOO SAARIDA AQOON YAHANO BULSHADA WAXTARI KARA MUSTAQBAL

MUST- faculty of medicine and surgery

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Taleh
Mogadishu
252