Kabasa Primary School

Kabasa Primary School

Share

Waxaad Ka Heleysaa Macluumaadka Kusaabsan Waxbarashada Kabasa Waxaad Ka Heleysaa Macluumaadka Kusaabsan Kabasa Primary School

Photos from Kabasa Primary School's post 15/02/2023

Waxaa Maanta Usoo Dhamaaday Ardada Fasalka 8aad Ee Iskuulka Kabasa Primary School Imtixaan Usoo Socday Todobaadkii Soo Dhamaaday🤲
✅️

16/10/2022

Ciyaartii Maanta Ka Dhacday Garoonka Iskuulka
Ee U Dhaxeysay Iskuulada iyo
.

Full Time 0.0

16/10/2022

Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Ay Isku Dhacayaan 2 bada Iskuul Ee Iyo Ayaa Maanta Ka Dhaceysa Garoonka Iskuulka Kabasa.
.
⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🆓️🆓️🆓️
4.30 Galabnimo

Photos from Kabasa Primary School's post 15/08/2022



Ciyaaruhu Waa Caafimaad.

29/07/2022



Waa Dhiiri Galiyaha Bulshada🙏🙏

29/07/2022



Waa Qurbajoog Inta Badan Dadaal Iyo Juhdi Ku Bixisa In Ay Wax Bartaan Ardada Soomaaliyeed Gaar Ahaan Kuwa Daawo.

🙏🙏🙏🙏

Photos from Kabasa Primary School's post 29/07/2022



Waxaa sharaf inoo aheyd in ay nagala soo qeyb galeen masuuliyiinta qeybaheeda kala duwan xafladaan oo ay mid lagu sagootinaayey ardadii ka qalan badalatay Dugsiga Hoose Dhexe Ee .

23/07/2022

Masha,Allah Tabarakallah.
Waa Hormad La Taaban Karo Oo La Dareemi Karo.
Hambalyo Macalimiinta Iyo Ardada Dollow Primary
Waxaan Rajeynayaa In Kaalintaan Dollow Aysan Kafakanin Oo Aan Xajisano I.a🤲

Photos from Kabasa Primary School's post 30/06/2022



Maanta oo khamiis ah bishuna ay tahay 30 June 2022, waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul-Hijjah ama Carafo. waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah Xurmada u leh.

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
wuxuuna yiri : (وَالفَجرِ وَلَيَالٍ عَشرٍ )

Nabigeena Muxamed SCW wuxuu yiri: ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay Acmaal la sameeyo tobanka Maamlmood ee ugu h**eysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu h**eyso Bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi Yoonis CS isla markaasna laga soo bixiyey Caloosha Malaayga, Qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudayey Ilaahey oo aan il Biriqsi ku caasin.

3) Maalinta 3-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalintii la aqbalay ducadii Nabi Zakariya CS, Qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) Maalinta 4-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Ciise CS, Qofkii Sooma ilaahey wuxuu ka dheereenayaa Quusitaan iyo Faqri.

5) Maalinta 5-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa Cadaabta Qabriga.

6) Maalinta 6-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada Kheyrka, Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.

7) Maalinta 7-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato tobanka maalin ee Bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma Ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8)Maalinta 8-aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinayaa Ajir uusan ogeyn Ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa Maalinta la istaagayo Banka Carafa, Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii h**e iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qur'aanka ee (اليوم أكملت لكم دينكم).

10) Maalinta 10-aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalinta Ciidul Adxaa, qofkii Alle Qurbaan ugu Dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa

Halaga Faaideysto Insha Allah Danbigeena Allaha Naga Dhaafee

24/06/2022

Photos from Kabasa Primary School's post 18/06/2022





Waxaa Maanta Uu Ilaah Usuurto Galiyey Oo Imtixaankii U Fadhiisatay Ardadii 12aadka Ee Degmooyinka Baladxaawo Iyo Dollow.
Waxaan Idinrajeyneynaa In Uu Ilaah Idin Fududeeyo I.a🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kabasa Manin Road
Mogadishu