Mujamac Shiikh Cali Dayar Primary and secondary School

Mujamac Shiikh Cali Dayar Primary and secondary School Ali Dayar School primary and secondary school

20/04/2023

CIID WANAAGSAN
Waxaan ugu hambalyaynayanaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabada Ciidul Fidriga. Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan, Bash bash iyo barwaaqo allaha inagu gaarsiiyo sanadaha soo socda.
KUWADA CIIDA CAAFIMAAD!
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

10/01/2023

Waxka baro Heerarka Usoo maray Mujamac Shiikh Cali Dayar Primary and secondary School
Halku dhigeenu waa
leh aqlaaq iyo aqoon
Muqtaar Carab Muuse
Dricter Qalpi dahab production
Omayr Qalbi Daacad 🎥

23/11/2022

Munasabadii malinta macalimiinta 21Nov Hmplyo Hnplyo nacaliminta Iskuulka Sheikh Ali Dayar ❣️❣️❣️
Qalpi dahab production

𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 Dhaman aradyda macalimiinta masuulinta  Iskuulka Sheikh Ali Dayar waxey hamlyada  iyo faraxadda ...
21/11/2022

𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢
Dhaman aradyda macalimiinta masuulinta Iskuulka Sheikh Ali Dayar waxey hamlyada iyo faraxadda laqeebsanayaan dhaamaan macaliimnta soomaaliyeed oo maanta oo kle sanad walba laga xuso dhamaan dalka
𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗠𝗣𝗟𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 .

28/07/2022
25/07/2022

Asc dhamaan ardayda iyo waalidiinta sharafta leh waxa ogeesineyna in aan sanadkaan labadali doonin yunifoomka uu ahaan doona kii h**e.

Address

Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mujamac Shiikh Cali Dayar Primary and secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mujamac Shiikh Cali Dayar Primary and secondary School:

Shortcuts

Share

Category