Dhagahtur Primary & Secondary School

Dhagahtur Primary & Secondary School Dhagahtur Primary & Secondary School
Kaabaha Guusho waa Kalsoonida

Jimco wanaagsan f&f
18/09/2026

Jimco wanaagsan f&f

Jimco wanaagsan yaa ahlul cizi wa Karam.
11/09/2026

Jimco wanaagsan yaa ahlul cizi wa Karam.

Ogeysiis Beri oo ku beegatahay taariikhda 5/9/2026 waxaa si rasmi ah u furmi doono sanad daraaseedka 2026-2027.
04/09/2026

Ogeysiis
Beri oo ku beegatahay taariikhda 5/9/2026 waxaa si rasmi ah u furmi doono sanad daraaseedka 2026-2027.

Waxbaa soo socdee kow dheh...
19/08/2026

Waxbaa soo socdee kow dheh...

Natiijo qurux badan inshallah.
15/08/2026

Natiijo qurux badan inshallah.

Hambalyo wiilkeena Yaxye Xasan Cabdi cilmigaad baratay alle hakugu anfaco.
23/07/2026

Hambalyo wiilkeena Yaxye Xasan Cabdi cilmigaad baratay alle hakugu anfaco.

Hambalyo Axmed Shuceyb Maxamed oo ah ardayga kaalinta 1AAD u galay ardayda dhigata Dugsiga Dhexe, waxaan ku leenahay dad...
06/07/2026

Hambalyo Axmed Shuceyb Maxamed oo ah ardayga kaalinta 1AAD u galay ardayda dhigata Dugsiga Dhexe, waxaan ku leenahay dadaalkaaga halkiisa kasii wad.

New Dhagahtur public school
05/07/2026

New Dhagahtur public school

Kulankii wacyi gelinta ee maanta.
13/05/2026

Kulankii wacyi gelinta ee maanta.

01/05/2026

Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinaa dhamaan ardayda dhigata Dugsiga Dhagaxtuur in beri iskuulka fasaxyahay ayna tahay maalinta shaqaalaha.
Sidaa darteed xisadaha waxa ay noo bilaabandoonaan maalinta xigta ee Axada Alle idankii.
Mahadsanidiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252615602908

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagahtur Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dhagahtur Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category