03/09/2021
Sheeg magaaladaan idiin muuqata magaceeda iyo gobolka ay ka tirsantahay hadad garatay?
1- muqdiaho
2- laasanood
3- jowhar
4- baydhabo
Kala soco barnaamijyo aqooneed tayo leh
03/09/2021
Sheeg magaaladaan idiin muuqata magaceeda iyo gobolka ay ka tirsantahay hadad garatay?
1- muqdiaho
2- laasanood
3- jowhar
4- baydhabo
04/05/2021
๐ช๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐บ๐บ๐ถ๐๐ฎ ๐๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ ๐ธ๐ ๐ท๐ถ๐ฟ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐ป๐ถโ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ๐๐ฆดโ
๐ฎ) 106
๐ฏ) 208
๐ฐ) 24
๐ฑ) 205
๐ฒ) 657
๐ณ) 156
๐ด) 206
๐ต) 306
๐ถ) 279
29/04/2021
Z,p,v,ch, xarfahani k**a tirsana xurufta soomaaliga waa xuuruf kale oo la rabo in inaga nalgu salguuriyo ummad aan af iyo qoraal lahayn way salguurta qaaradaha caalamakana way ka tirtirmataa
Afka soomaligu wuxuu leeyahay cadawyo farabadan oo iminka ay innagu kow ka nahay waayo waxaynu gabigiisiba ubadalyana af gaal wuxuu yidhi abwaanka
"Afkeena kadaaya dheel dheelko
Xarfaha kii dhiman dhamaystira oo
Shaqalka kii dheer dheereeyo
By abwaan marna ustaadkaygah hal abuurka umadda soomaaliyeed cismaan cabdi nuur xaashi
Waxaan kaloo umahad celinayaa abwaanka ummadda iyo hal abuuryahanka marna ah barahayga ustaad Yuusuf Xasan oo ku jira asaatida daneeya afkeenna iyo dalkeena ilaahyna hakaa abaal mariyo wuxuu hayaa macalinkeennu shaqo adaga hagaajinta afkuna shaqo dhayal ah maaha
22/01/2021
Sheeg Magaciisa Iyo Waxa Loo isticmaalo ?
Kusoo biir bogga Hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida
HOOS NOOGU REEB JAAWABTAADA
19/01/2021
Sheeg xayawaanka dhisay dundumadaan ?
19/01/2021
What's the longest word in English language?
23/10/2020
Baro afka carabiga ku baro si fudud ( qeybtii 4aad ) Fadlan saar channelka Please subscribe our channel
Baro afka carabiga Kuna baro si fudud
https://youtu.be/oWFre-kxaPM
21/10/2020
Ka faaiidayso casharkan oo ah casharkii 1aad ee carabiga .
14/10/2020
11/10/2020
Isku soo noqosho wanaagsan in muddo ah kadib.
Waa arday cilmi iyo aqoon raadis ah .