Al-irshaad Primary and Secondary School

Al-irshaad Primary and Secondary School Al-irshaad primary and secodry School that makes Somali Students grow well and make them best.

26/08/2026

This is teacher Abdirahman Mohamud giving us detailed information about Al-irshaad Primary and secondary school. Teacher Abdirahman suggests three main topics:

1) The establishment of Al-irshaad.

2) The core activities the school offers.

2) Brief information about the CEO and co-founder of Al-irshaad.

Education
Teachers
etiquettes

DIIWAANGELINTA SANAD-DUGSIYEEDKA  2026-2027.Ogeysiis ogeysiis ogeysiis dhammaan bulshada ku nool degmada Hodan iyo nawaa...
23/08/2026

DIIWAANGELINTA SANAD-DUGSIYEEDKA 2026-2027.
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis dhammaan bulshada ku nool degmada Hodan iyo nawaaxigeeda.
Waxaa la ogeysiinayaa in Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-irshaad oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh uu daah furey is diiwaan gelinta sanad-dugsiyeedka 2026-2027.

Waxaa si heer sare ah u qabsoontay xafladda lagu maamuusay ardayda dhamaysatay《 Qur'aanka Kariimka 》 iyo arday dhamaysat...
21/08/2026

Waxaa si heer sare ah u qabsoontay xafladda lagu maamuusay ardayda dhamaysatay《 Qur'aanka Kariimka 》 iyo arday dhamaysatay《 Farbarka 》

Munaasabaddan qiimaha badan waxaa ka soo qeyb galay culumaa'udiin, waalidiin, macallimiin iyo marti sharaf kale, kuwaas oo hambalyo iyo duco u jeediyay ardayda.

HAMBALYO HAMBALYO,Waxaan hambalyada iyo farxadda la wadaagaynaa Ardayda,Macalimiinta iyo Waalidiinta ISKUULKA AL-IRSHAAD...
10/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO,Waxaan hambalyada iyo farxadda la wadaagaynaa Ardayda,Macalimiinta iyo Waalidiinta ISKUULKA AL-IRSHAAD ee degmada hodan,gaar ahaan ardayda Fasalka 8,aad oo dhammaantood ku wada guulaystay imtixaankii shahaadiga ah 2026-2027.
Sidoo kale waxaan halkaan soo dhignay (52) arday ee guulaystay qaasatan arday ee ugu horaysa xagga dhibcaha (A- ,B+ iyo B) hambalyo ayaan wada leenahay.

Allhamdu lilah《الحمدلله》Illhah baa mahad leh dhamaan ardayda soomaliyeed qaasatan ardayda schoolka Al-irshaad imtixaanka...
25/06/2026

Allhamdu lilah《الحمدلله》
Illhah baa mahad leh dhamaan ardayda soomaliyeed qaasatan ardayda schoolka Al-irshaad imtixaanka shahaadiga uu maanta uso dhamaaday waxan leenahay Hambalyo waxan idin rajeynaynaa natiijo aad ku faraxdaan insha alah

Maashaa allaah allaha idin ku guuleeyo hamigiina
15/06/2026

Maashaa allaah allaha idin ku guuleeyo hamigiina

ALXAMDU LILLAAHI, ilaahay ayaa mahad iska leh waxaa maanta oo ay bishu tahay 15/6/2026 noo bilowday imtixaanka shahaadig...
15/06/2026

ALXAMDU LILLAAHI, ilaahay ayaa mahad iska leh waxaa maanta oo ay bishu tahay 15/6/2026 noo bilowday imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 8,aad
Ee Gobolka Banaadir,waxaan dhammaan ardayda soomaalieed u rajeynayaa guul,gaar ahaan ardayda iskuulka Al-irshaad waxaan idin leeyahay guulaysta noqda kuwii ka guul keena dadaalkii dheeraa ay idin soo galiyeen waalidka iyo macalimiinta
"guul iyo Gobanimo"

30/11/2025
Sidee loo gaadhaa guusha, Booqo dusgiga Al-Irshaad oo waxbadan ka ogow sida loo guuleysto.
25/11/2025

Sidee loo gaadhaa guusha, Booqo dusgiga Al-Irshaad oo waxbadan ka ogow sida loo guuleysto.

Hambalyo,Maalinta Macallinka soomaaliyeedAl-irshaad Primary and Secondary School
21/11/2025

Hambalyo,
Maalinta Macallinka soomaaliyeed
Al-irshaad Primary and Secondary School

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00

Telephone

+252619335566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-irshaad Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-irshaad Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category