Global Primary and Secondary School Branch Argentine

Global Primary and Secondary School Branch Argentine

Share

Global Primary and Secondary School Branch Argentine waxaad ugu so hagaagi karta waxbarasho tayo sare leh iyo macalimin u tabararan waxa ay barayan ardada

10/09/2022

Halgamaa sare al ust.Abshir Axmed Maxamuud wuxuu idin lee yahay hamoogaan hilinka toosan iyo halka aad ka heleydo mustaqbal loo aayo waa halka aad iga heli karto ee GLOBAL ARJANTIIN.

16/08/2022

M.a waxaan halkan hambalyo xambaarsan farriin farxadeed ugu dirayaa dhammaan bahda waxbarashada som. gaar ahaan gobolka Banaadir Ardadiisa.dhammaan Global schools iyo schoolka aan maamulaha ka ahay ee global arjantiin guusha ay ka gaareen natiijada imt. Finalka ee 2022-2023 ayagoo u wada dhexeeya.--A ilaa B hambalyo iyo salaan diiran iga gudooma waxaad ka soo baxdeen doorkiina . Waxaad ka farxiseen waalidiintiina.markale hambalyo

Photos from Global Primary and Secondary School Branch Argentine's post 16/08/2022

Hambalyo hambalyo

05/08/2022

ASC DHAMMAAN WALIDIINTA QIIMIGA BADAN EE KU SUGAN DHEGMADA KAARAAN DAAFAHEEDA KALA DUWAN GAAR AHAAN ARJANTIIN WAXAAN LA WADAAGAYAA IN UU DIB INOOGU BILAWDAY SANAD DUGSIYEEDKII CUSBAA 2022--2023 EE AAD WADA SUGEYSEEN.HADABA HAMOOGAAN OO HAKA DAAHIN IN AAD SOO DIIWAAN GELIDO WIILKAAGA AMA GABADHAADA. MAHADSANIDIIN.
WAA UST.BABA XASAN.

05/08/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Argentine
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00