26/05/2026
Hanuuniye School
Education,Ethics and Excellence
26/05/2026
24/05/2026
Fasaxa ciidda.
24/05/2026
Maanta oo axad ah bisha may ay tahay 24 waxaa xarunta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Hanuuniye ku soo gabagaboobay tartan aqooneedka kedis 2025-2026,
Waxaa koobka aqoonta kaalinta 1aad u galay fasalka 7aad ee dugsiga dhexe .
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
22/03/2026
Maamulka Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Hanuuniye waxa uu ogeysiinayaa dhamaan ardayda, macallimiinta iyo Waalidiinta in dugsigu dib u furmayo berri oo Isniin ah
23/3/2026.
Welcome back to School.
Wargelin.
Berri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 27/12/2025 waxaa dib noogu billaabanaya waxbarashadii maalmo fasax ah ka dib.
Isu soo noqod wacan.
20/12/2025
Ogeysiis Muhiim Ah.
22/11/2025
π’ Ogeysiis Fasax β Dugsiga
Dugsigu waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in berri oo Axad ah, 23-ka Nofeembar 2025, uu dugsigu fasax yahay, si waafaqsan goβaanka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, oo lagu maamuusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Macallimiinta waxaan u rajeyneynaa maalin farxad, sharaf iyo guul leh.
Mahadsanidiin.
21/11/2025
Hambalyo macallimiinta soomaaliyeed.
25/10/2025
Ψ₯ΩΩΩΩΨ§ ΩΩΩΩΩΩ°ΩΩ ΩΩΨ₯ΩΩΩΩΨ§ Ψ₯ΩΩΩΩΩΩΩ Ψ±ΩΨ§Ψ¬ΩΨΉΩΩΩΩ
ππππ¬π’ ππ’π’π«πππ§π²π¨ π₯ππ‘:
Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee HANUUNIYE waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Adeer mahad mohamed oo ku geeriyooday Dalka masar.
Alle ha u naxariistee, adeer mahad waxa uu ka mid ahaa waalidiinta lafdhabarta u ahaa dugsiga Hanuuniye.
Waxaan Marxuumka Allah (SWT) uga baryaynaa inuu jannadii Firdowsa ka waraabiyo,Ehelada iyo Qoyska uu ka baxyna sabar iyo iimaan Alle ka siiyo.
Hanuuniye School
26/09/2025
Jumca karem.
19/09/2025
Jumca karem
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hotel Towfiiq
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 06:00 |
| Tuesday | 07:30 - 06:00 |
| Wednesday | 09:00 - 06:00 |
| Saturday | 09:00 - 06:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |