20/01/2023
Waa Vedio ka hadlaaya Qaabka loo xaraysto Türkiye Bursları Scholarship oo an Sanad ka hor Samaynay.
Scholarship ka wuxuu furmay 10 January wuxuuna xirmi doonaa 20 February insh. Nasiib Wacan
Fadlan Page Like noo saara, sidookale u share gareeya asxabta laga yaabo inuu Vediogan anfaco.