13/07/2023
12, Juuliyo Waxaa Qabanay Tababar Ciwaankiiso Yahay Anshaxa Xirfada Waxbarista (Teaching Professional Ethics) oo ay soo wada qaban qaabiyeen Makerere Institute of Technology in Somalia iyo Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT-
Tababarkaas waxaa ka faaiidaystay Qaar kamid ah Macalimiinta Wax kadhiga Iskuulada Gobolka Banaadir
Sidoo kale waxaa Tababarka qayb ka ahaa Ustaad Jama Mohamed Mahad oo ah Gudoomiyaha Macalimiinta Hirshabelle
Tababarka waxaa jeedinaayay Mr Nueahereza Ali oo ah madaxa qaynta Luqada Englishka ee MIT.
Tababarka waxaa lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Salaam SALAAM UNIVERSITY