Makerere Institute of Technology in Somalia

Makerere Institute of Technology in Somalia

Share

Machadkan waxa uu hoos taga Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda waxa uu bixinaya courses kala duwan.

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 13/07/2023

12, Juuliyo Waxaa Qabanay Tababar Ciwaankiiso Yahay Anshaxa Xirfada Waxbarista (Teaching Professional Ethics) oo ay soo wada qaban qaabiyeen Makerere Institute of Technology in Somalia iyo Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT-
Tababarkaas waxaa ka faaiidaystay Qaar kamid ah Macalimiinta Wax kadhiga Iskuulada Gobolka Banaadir
Sidoo kale waxaa Tababarka qayb ka ahaa Ustaad Jama Mohamed Mahad oo ah Gudoomiyaha Macalimiinta Hirshabelle

Tababarka waxaa jeedinaayay Mr Nueahereza Ali oo ah madaxa qaynta Luqada Englishka ee MIT.

Tababarka waxaa lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Salaam SALAAM UNIVERSITY

05/07/2023

WARGELIN MUHIIM AH
DHAMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN REER MOGADISHU WAXAAN KU WARGWLINAYNAA IN

MAKERERE INSTITUTE OF TECHNOLOGY waxa uu ka soo guuray xaruntii H**e ee Agagaarka Abdiqaasim, wuxuuna soo degtayy Isgoyka Taleex dhabarka Danbe ee SWED Dental Hospital Mogadishu,
Wixii faahfaahin ah kalasoo xiriir

WhatsApp number ka +2

Photos from Makerere Institute of Technology in Somalia's post 25/06/2023

Agaasimaha Makerere Institute of Technology in Somalia Mr. Hassan Abdi Hassan Adde ayaa Seminaar ku saabsan Wada Shaqaynta (Teamwork Skills). u qabtay Golaha Fulinta Ururka Ardayda Teknolojiyada Soomaaliyeed MATSO. Tababarkaas oo lagu qabtay Xarunta MIT Mogadishu Somalia

MiT maskata wuxuu diyAr uyahay Tayaynta dhalinyarada Soomaaliyeed.

20/06/2023

Tababar Ku Saabsan "Xirfada Wada Shaqaynta Kooxaha" (Team Work Skills) AYaa loo qaban Qaban Doonnaa Hawl wadenada Ururka MATSO.

Waxaa Tababarkan Bixin doono Hassan Abdi (Hassan Adde) Oo Ah Drectorka Mekereri Institute Of Technology And Founder of Center for Leadership and Human Development CLHD In Somalia, Ahna Qabiir 15 Sano Kusoo JIray Leadership Development.

Tababarkan waxaa iska kaashaday soo qaban qaabadiiza Madaxda Sare Ee MIT iyo MATSO
Tababarkan Waxa uu ka Dhici Doonnaa insha allah.
Goobta:Mekereri Institute Of Technology
Taariikhda:22/june/2023
Saacada: 3:00pm

16/05/2023

📢 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐨 !!! 📢

Makerere Institute of Technology in Somalia oo caan ku ah barashadda luuqada English-ka ayaa bilawday fasalo cusub oo luuqada Engslish-ka ah.

Hadii aad baahi gaar ah u qabatay barashadda Luuqada English-ka waxaan kuu haynaa waxbarasho tayaysan oo kuu sahlaysa inaad si fudud u baratid luuqada English-ka.

Wixii faafaahin fadlan la xiriir Numberka 61 4976666.




01/05/2023

WARGALIN:_ Dhamaan ardayda jecel barashada luqadda English-ka waxa la ogaysiinayaa in Machadka Makerere qeybtiisa Somalia uu qaadanayo fasalo cusub.

Fasalada cusub waxa ay bilaabanayaan 06.05.2023 si aad uga mid noqotid la xiriir 0614976666.

20/04/2023

Eid Mubarak all Muslims and Somali People

04/04/2023

Ku dooro Machadka Makerere Institute of Technology in Somalia barashada luuqada English-ka oo leh qaab casri ah iyo mudo kooban.

Hadaba si aad uga mid noqotid fasalada cusub ee dhawaan bilaabaya fadlan iska diiwangali xafiiska Machadka oo ku taal Degmada Hodan agagaarka wadada Abdikasin ama wac 61 4976666



22/03/2023

𝑹𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒊𝒊𝒎!!

18/03/2023

Daawo Agaaimaha Guud ee Macahdka Makerere Institute of Technology in Somalia Mudane Hassan Abdi Hashi oo sharaxaya fursadaha Bisha Barakaysan ee Ramadan loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.



17/03/2023

Jimco wanagsan dhamman Ummada Soomaaliyeed.



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Isgoyska Taleh Hodan Ka Soo Horjeedka Maqayada Cadaani
Mogadishu
2526

Opening Hours

Friday 08:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 20:00