Indhahaas & wajigaas maxaad ka aqrisay 😍?
𝙅𝙪𝙢𝙖' 𝙠𝙖𝙧𝙞𝙞𝙢 ✌️
Faqru-diin arraazi
Faqru-diin
- بعضهم يجوده بالفرح والنشاط عند رؤية او ذكر من....!😍
- بعضهم يجعله حزين عند اختفاء عينه عنه !😔
- بعضهم يصيره فاقد الطعم واللذة بحيث لا يعرف ياكل حجرا او طعاما !😪
- بعضهم يقطع عنه ش**ة الطعام بحيث لا يهمه ياكل او لا!!🤐
- بعضهم يفقد قدرات المشي والحركة وهو أخطر انواعه!,☠️🔥
ترى ماذا عساه ان يكون؟! 🤭
26/04/2024
𝗠𝗶𝗱 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗯𝗮𝘆𝗮𝗱𝗶 𝗜𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶𝗰𝗶!
- Waxaan dacaayadeenena xiliga aan joogno ceebtuna waa Anaga *
Xilgeena ceeb Malaha oo aan Anaga aheen
- Waxaan caaynena xiligaan aan joogno,*
Haduu waqtiga hadli lahaa wuu Ina caay lahaa!
- Bahalka yeeyda macuno hilibka yeeyda kale *
Lkn Anaga qaarkeen qaarka kale hilbahooda ayuu si muuqata u ucunaa! 1
25/04/2024
𝗠𝗶𝗱 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗯𝗮𝘆𝗮𝗱𝗶 𝗜𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂 𝘀𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶𝗰𝗶!
- wax Baro, maxayelay ruuxa lama dhalo isago aqoon leh! * ruuxa aqoonta lehna la'mid maaha ka jaahilka ah.
- qoomka Kan u ween haduusan aqoon laheen * nin yar buu noqon hadii ay milicsadaan jamaca qoomka.
- qoomka midka uyarna hadu aqoon leeyahay * Waa ruux ween hadii golaha iyo fadhiga looso celiyo.
لو سئلوني عن الحب لاجبت بأن حب من احيا قلوبنا بوحي الحي أحلي من كل حب بعد حبه تعالي ❤️
صلوات ربي وسلامه عليك 😌
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
JAABIR