Darajaad primary and secondary school

Darajaad primary and secondary school Quality Primary & Secondary Education

📍 Kaxda, Mogadisho, Somalia

📞 +252 613 569648 | +252 612 089216

20/09/2026

19/09/2026

“Qalinkaa wax suureeyaKugu sima halkaad doontoSaaxiib kal furan weeyeSunto fara ku hayntiisaWeligaa ha sii deynin.Sisin ...
18/09/2026

“Qalinkaa wax suureeya
Kugu sima halkaad doonto
Saaxiib kal furan weeye
Sunto fara ku hayntiisa
Weligaa ha sii deynin.
Sisin iyo ku beer muufo
Iyo laanta saytuunka
Ku qotomi sugnaan waarta
Iyo nabadda seeskeeda
Samo iyo ku doon heedhe
Dunidiyo sinnaanteeda
Ku dawee sawaaceenka
Iyo siica daacuunka
Ku burburi sarbaa mooska
Iyo soohdimaa meersan
Ku midee samuud raaca
Midabbada la sooc soocay
Dadkan tobanka saamood leh”

SIRTA NOLOSHA, 1986.

15/09/2026


14/09/2026

SUBAX WANAGSAN

Darajaad primary and secondary school

Dadkii wanaagsanaa mid kamida ayaa yiri:"Marka aanu salaada xageeda soo aadno kabaha markaan bixinayno ayaan adduunyadan...
12/09/2026

Dadkii wanaagsanaa mid kamida ayaa yiri:

"Marka aanu salaada xageeda soo aadno kabaha markaan bixinayno ayaan adduunyadana kabaha la bixin jirnay".

Yacnii sida aan kabaha u siibnay ayaan adduunka oo dhan sida kabaha uga tagi jirnay oo salaada ayaan khushuuc ku tukan jirnay.

"SUBAX WANAGSAN"

Maamulka Dugsiga Darajaad primary and secondary school oo uu wehelinayo Maamule-ku-xigeenka iyo Xoghayaha,  ayaa ka qayb...
11/09/2026

Maamulka Dugsiga Darajaad primary and secondary school oo uu wehelinayo Maamule-ku-xigeenka iyo Xoghayaha, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu abaalmarinayay ardaydii kaalmaha h**e ka galay imtixaanka Dugsiga Cuumaad, oo ah dugsi aan bah-wadaag nahay.

Maamulka ayaa door muhiim ah ka qaatay abaalmarinta ardaydii kaalmaha galay.

Jimco Mubarak
11/09/2026

Jimco Mubarak

09/09/2026

Darajaad primary and secondary school

Address

Kaxda District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:50 - 17:10
Tuesday 06:50 - 17:10
Wednesday 06:50 - 17:10
Thursday 07:00 - 11:50
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 06:50 - 17:10
Sunday 06:50 - 17:10

Telephone

+252613569648

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darajaad primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Darajaad primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category