Al-Miftaax Primary and Secondary School

Al-Miftaax Primary and Secondary School "Togather for excllence

Goor dhow waxaa la shaacin doonaa natiijada Imtixaanka dhexe ⏳Al-Miftaax Primary and Secondary School
28/01/2025

Goor dhow waxaa la shaacin doonaa natiijada Imtixaanka dhexe ⏳
Al-Miftaax Primary and Secondary School

Munaasabadda Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, 21 November 2024.Maamulka Al-Miftaax Primary and Secondary School wa...
21/11/2024

Munaasabadda Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, 21 November 2024.

Maamulka Al-Miftaax Primary and Secondary School waxa uu farxad iyo hambalyo la wadaagayaa dhamaan macalimiinta Soomaaliyeed.

"المعلم الناجح هو أهم أعمدة بناء التعليم الناجح"

25/08/2024
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB ayaa goordhaw sheegay in beri oo  Axad ah 18-ka Agoosto, 2024 la shaacin d...
17/08/2024

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB ayaa goordhaw sheegay in beri oo Axad ah 18-ka Agoosto, 2024 la shaacin doono natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee Sanad Dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaan Guul iyo Natiijo ay ku farxaan u rajeynaynaa dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee ka gudbaysa Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe si gaar ah dhamaan Ardayda Dugsiga Dhexe ee Al-Miftaax Primary and Secondary School✅

🔴من أهم الآداب التي يتحلى بهاالمسلم يوم الجمعة:– الاغتسال: « إذا جاءَ أحدُكُم الجُمعةَ فَلْيَغتَسِل » متفق عليه.– التزيّ...
12/07/2024

🔴من أهم الآداب التي يتحلى بهاالمسلم يوم الجمعة:

– الاغتسال: « إذا جاءَ أحدُكُم الجُمعةَ فَلْيَغتَسِل » متفق عليه.
– التزيُّن وقَصُّ الأظفار والسِّواك والتطيب، ولبس أحسن الثياب.

– الإِكثار من الدُّعاء: « فَفي يوم الجمعة ساعة لا يوافقها عَبد مُسلم وهو قائم يُصلي يسأل الله شَيئاً إلّا أعطاه إياه » متفق عليه.

– الإِكثار من الصلاة على النَّبي ﷺ لِقوله: « إنَّ من أفضل أيامِكم يوم الجمعة فَأكثروا عليّ من الصَّلاة فيه، فإنَّ صلاتَكم معروضة علي ّ»، رواه أبو داود.

– قراءة سورَة الكَهف: « مَن قرأ سورَةَ الكَهف يوم الجمعة أضاء له مِن النور ما بَينه وبَين الجمعتين » أخرجه الحاكم في المستَدرك، وقال: صَحيح الإِسناد.

– الإِكثار من التصدُّق، وقِراءة القُرآن، والعَمل الصالح.

نهنئكم بحلول عيد الأضحى المبارك، كل عام وأنتم بخير أعاده الله عليكم بالخير، ونسأل الله أن يتقبل الله منا ومنكم صالح الأع...
16/06/2024

نهنئكم بحلول عيد الأضحى المبارك، كل عام وأنتم بخير أعاده الله عليكم بالخير، ونسأل الله أن يتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Al-Miftaax Primary and Secondary School💯

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA  AH EE FASALKA 8AAD SANNAD DUGSIYEEDKA 2023-2024.10/06/2024,  waxaa si rasmi ah u bilaaba...
03/06/2024

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD SANNAD DUGSIYEEDKA 2023-2024.

10/06/2024, waxaa si rasmi ah u bilaaban doono Imtixaanka fasalka 8aad hadii Eebbe idmo.

Dhammaan ardada fasalka 8aad waa in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka fasalka 8aad Allena ha u fududeeyo idam Allah.

"نهنئكم بحلول عيد الفطر المبارك ونسأل الله أن يعيده علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات""Maamulka iyo howl-wadeenada Al-...
09/04/2024

"نهنئكم بحلول عيد الفطر المبارك ونسأل الله أن يعيده علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات"
"Maamulka iyo howl-wadeenada Al-Miftaax Primary and Secondary School waxaa uu umada Muslimka ee dunida daafaheeda ku nool ugu hambaliyeynaynaa bilasha bisha Shawaal (Soon fur) waxayna leeyihiin
تقبل الله طاعاتكم وكل عام وأنتم بخير❤️✅

5️⃣"مبارك عليكم شهر الخير، ونسأل الله الذي تطيب دنيانا بذكره وتطيب آخرتنا بعفوه وتطيب جنتنا برؤيته أن يقوي إيمانكم وينعم...
15/03/2024

5️⃣"مبارك عليكم شهر الخير، ونسأل الله الذي تطيب دنيانا بذكره وتطيب آخرتنا بعفوه وتطيب جنتنا برؤيته أن يقوي إيمانكم وينعم عليكم بمزيد من الصحة والعافية.

✅جمعة مباركة

Maamulka dugsiga Al-Miftaax Primary and Secondary School waxa uu ugu horeyn ka tacsiyeynayaa dilkii  loo geystay Macalli...
17/02/2024

Maamulka dugsiga Al-Miftaax Primary and Secondary School waxa uu ugu horeyn ka tacsiyeynayaa dilkii loo geystay Macallin C/raxman Macallow Abiikar oo bare ka ahaa Dugsiga Maxamed Nur (Siidii), waxaana murugada la qeybsanaynaa dhamaan qoyska, ehellada, macallimiinta iyo maamulka iskuulka SIIDII iyo bahda waxbarashada guud ahaan.
Ujeedo: Anagoo tix-gelineyna go’aanka ururka midowga dugsiyada gobolka Banaadir oo ah in la fasaxo dugsiyada waxbarasho, ayaan ardayda dhigata dugsiga Al-miftaax PSS ogeysiineynaa in dugsiga fasax yahay maalmaha Sabti (17), Axad(18) iyo Isniin (19)... /02/2024.
Waxayna dib wax barashadu u bilaaban doontaa Talaadada 20/02/2024 Inshaa Allah.

HAMBALYO              HAMBALYO                HAMBALYO                                                                  ...
21/11/2023

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

maalinta macalimka soomaaliyed ee 21 november
macalimku waa shumac ifaya ee allow u danbi dhaaf macliminteena.
"كاد المُعلّمُ ان يكون رسولاً"
waxaan halkaan mahadcelin iyo hambalyo aan xadlahayn hawada u marinaynaa dhamaan macallimiinta soomaaliyeed🇸🇴 gaar ahaan macallimiinta dugsiga faca weyn ee Al Miftaax
mudnaan macallin baa leh
sharaf iyo milgo macallin baa leh
ixtiraam iyo qadarin macallin baa leh
naftu waxay weheshato waa cilmigee
macallinka cilmiga meershaa
maxabbo iyo kalgaceyl mudan
darajo midii ugu sareysay mudatee macallinow magacaaga ha waaro.

Address

Via Mosco
Mogadishu

Telephone

+252612141011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Miftaax Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category